[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Musharaxiinta Mucaaradka oo lagu wado in shir uga furmo Muqdisho

    Admin by Admin
    November 21, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    86
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Inta badan Siyaasiyiinta Mucaaradka ayaa maanta lagu wadaa in shir uu uga furmo Magaalada Muqdisho. Siyaasiyiintan ayaa waxaa u badan musharaxiinta u taagan jegada madaxtinimada ee dalka.

    Shirkan ayuu qorshuhu yahay in looga hadlo xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka, oo muran cusub uu hareeyay maalmihii la soo dhaafay.

    Muranka ayaa soo ifbaxay 10-kii bishan, ka dib markii laba iyo toban musharax ay ka horyimaadeen dhabaha ay Dowladda Federaalka u mareyso maamulidda doorashooyinka.

    Musharaxiinta waxa ay xilligaa sheegeen inaanay ka qaybgeli doonin waxa ay ugu yeereen doorasho ku shubasho iyo boob ah, iyagoona soo jeediyay in la bedelo xubnaha Guddiyada Doorashooyinka qaarkood, sababo ku aadan iyagoo sheegay inay ka tirsan yihiin Saraakiisha NISA iyo Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda Federaalka.

    Shirkan ayaa imaanaya, ka dib markii Dowladda Federaalka ay si cad uga hortimid in wax laga bedelo Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka.

    Musharaxiinta qaarkood ayaa Khamiistii iyo Jimcihii dalka dib ugu soo laabtay, si ay qayb uga noqdaan shirka lagu wado in uu ka furmo Caasimadda Muqdisho.

    Xalay ayay ahayd markii ay kulmeen Ra’iisal Wasaarihii hore ee Somaliya, Xasan Cali Khayre iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, iyagoona ka heshiiyay khilaaf horey ugu dhaxeeyay.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com







    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Coronavirus oo ku faafaya Hoteelada Magaalada Muqdisho

    February 24, 2021
    1

    Cabdikariin Xuseen Guuleed oo u jawaabay Wasiirka Amniga

    February 24, 2021
    2

    Marxuum Ugaas Xasan oo lagu wado in lagu aaso deegaanka Halgan

    February 24, 2021
    1

    Puntland oo dalbatay in xilalka laga qaado Taliye-yaasha Ciidamada Dowladda

    February 24, 2021
    0

    Xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee dalka laga diiwaangeliyay

    February 24, 2021
    0

    Dowladda Somaliya oo soo rogtay awaamiir cusub

    February 23, 2021
    6

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Barnaamijka Kulanka KNN (24-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Kiisas cusub oo covid 19 oo laga helay Soomaaliya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Bar Xog Wareysi {24-02-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    DFS oo war ka soo saartay waxbarashada dalka faafida covid 19 awgeeda

    February 24, 2021

    Recent News

    Barnaamijka Kulanka KNN (24-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    0

    Kiisas cusub oo covid 19 oo laga helay Soomaaliya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    0

    Bar Xog Wareysi {24-02-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    0

    DFS oo war ka soo saartay waxbarashada dalka faafida covid 19 awgeeda

    February 24, 2021
    1
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Barnaamijka Kulanka KNN (24-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Kiisas cusub oo covid 19 oo laga helay Soomaaliya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)