[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Mustaf Dhuxulow oo ka hadlay is hortaagga lagu sameeyay xafladdii lagu taageerayay

    Admin by Admin
    December 18, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    44
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Musharax Madaxweyne Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya ayaa ka hadlay is hortaaggii lagu sameeyay munaasabaddii lagu taageereeyay musharaxnimadiisa, ee lagu waday in ay ka dhacdo Magaalada Muqdisho.

    Ciidamada Booliska iyo kuwa Hay’adda Nabad Suggida ayaa gelinkii dambe ee Khamiistii tagey Hotel Afrik, oo la qorsheeyay in munaasabadaasi lagu qabto, iyagoona dadkii ka qaybgelaayay u sheegay inaanan halkaasi wax munaasabad ahi lagu qaban karin.

    Munaasabadan oo ay soo qaban-qaabiyeen dhalinyaro taageersan musharaxtinimada Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa aad uga xumaaday tallaabada lagu banaday munaasabadaasi, oo lagu soo casuumay dad u badan bulshada qaybaheeda.

    Musharax Mustaf Dhuxulow oo xalay ka soo muuqday Warbaahinta ayaa Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ku eedeeyay inaanay doonayn in dalka ka dhacdo doorasho lagu tartamo.

    “Waxaa cad in aysan ogoleyn in dalkan ay doorasho ka dhacdo, waxaa cad in aysan ogoleyn in lala tartamo, waxaa cad inay rabaan in dalka ay ku haystaan xukun keli talisnimo ah. Farmaajo dalkan waa lagu soo dhaweeyay, Ra’iisal Wasaaraa loo magacaabay waa laga qaaday, waa loo bannaanbaxay, doorashuu galay Madaxweynuu noqday, labadii Madaxweyne ee hore ayaa gacanta qabtay, wixii ka dambeeyayna waala oggaa. Qof uu xiro iyo qof uu eedeeyo, weliba iska daa isagoo Madaxweyne dalka ka ah ayaa waxaa laga yaabaa inuu dacaayad joogto ah iyo caay uu ku wado dadka musharaxiinta ah.” Ayuu yiri Musharax Mustaf Dhuxulow.

    Waxa kaloo uu yiri “Waxaa muuqata inay jirto qorshayaal dadka madaxda u tartamaya lagula dagaalamayo ama handadayo, hala xiro ama barnaamijyadan hala joojiyo, arrintaas oo runtii keeni karta dhibaato fara-badan.”

    Dhuxulow ayaa xusay inaanan Madaxweyne Farmaajo iyo Taliyaha NISA lagu aamini karin dalka iyo dadka, isagoona shacabka ugu baaqay inay ka arrinsadaan xaaladda uu dalku marayo.

    Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sheegay in iyagoo ah siyaasiyiintii dalka ka shaqeynayay ah ay bartilmaameed u noqdeen Farmaajo iyo Fahad Yaasiin, iskaba daa taageere-yaashooda.

    “Dadka Soomaaliyeed meel walboo ay jooggaan waxaan u sheegaa inaan Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Taliyihiisa Nabad Suggida, Fahad Yaasiin aan dalka iyo dadka lagu aamini karin. waxaana runtii ugu baaqaa in dadka Soomaaliyeed ay ka tashadaan, talana ka yeeshaan, sababta waxay tahay anagii madaxda ahayn oo dadka dhan yaqaanay oo dalka ka soo shaqeeyay, oo siyaasadda uga horeynay ayaa meel aan ka marno la’, oo nafteena ay maanta halis ku jirtaa, dadka na taageeraayay iska dhaaf. Maxaad u maleynee dadka shacabka ee Soomaalida ah ee fekradahooda qabo?” Ayuu yiri Dhuxulow.

    Xaalad jahwareer ah ayaa maalmihii la soo dhaafay ka jirtay Magaalada Muqdisho, taa oo ka dhalatay bannaanbaxyada ka dhanka ah Dowladda Federaalka iyo is hortaagga ay dowladda ku sameynayso bannaanbaxyadaasi, oo ay gadaal ka riixayaan Golaha Midowga Musharaxiinta.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Madaxweynaha Galmudug oo safar dhulka ah ku tagay Dhuusamareeb –

    January 22, 2021
    0

    Belgium prohibits non-essential travel to limit the spread of Covid-19 variants –

    January 22, 2021
    0

    British tourists quarantined in the French Alps after 14 test positive –

    January 22, 2021
    0

    New coronavirus variant ‘may be more deadly’, warns UK –

    January 22, 2021
    0

    Lloyd Austin wins Senate backing, becomes first Black Pentagon chief –

    January 22, 2021
    0

    Ciidamada Ethiopia oo lagu eedeeyay falal kufsi ah inay ka geysteen Mekelle –

    January 22, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Taliyeyaasha Sirdoonka Somalia, Itoobiya & Eritreya oo shir xasaasi ah ku leh Addis ababa

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Madaxweynaha Galmudug oo safar dhulka ah ku tagay Dhuusamareeb –

    January 22, 2021

    Belgium prohibits non-essential travel to limit the spread of Covid-19 variants –

    January 22, 2021

    British tourists quarantined in the French Alps after 14 test positive –

    January 22, 2021

    New coronavirus variant ‘may be more deadly’, warns UK –

    January 22, 2021

    Recent News

    Madaxweynaha Galmudug oo safar dhulka ah ku tagay Dhuusamareeb –

    January 22, 2021
    0

    Belgium prohibits non-essential travel to limit the spread of Covid-19 variants –

    January 22, 2021
    0

    British tourists quarantined in the French Alps after 14 test positive –

    January 22, 2021
    0

    New coronavirus variant ‘may be more deadly’, warns UK –

    January 22, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Madaxweynaha Galmudug oo safar dhulka ah ku tagay Dhuusamareeb –

    January 22, 2021

    Belgium prohibits non-essential travel to limit the spread of Covid-19 variants –

    January 22, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)