[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Nin loo haysto kufsi iyo dil oo lagu qabtay Caabudwaaq

    Admin by Admin
    December 28, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    21
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Booliska Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa galabta gacanta ku dhigay nin lagu tuhunsan yahay inuu kufsi iyo dilba u gaystay haweeney uur laheyd.

    Ubax Maxamed Yaxye ayaa waxaa xalay lagu kufsaday, laguna dilay duleeda Degmada Caabudwaaq, waxayna eheladeeda sheegeen inay laheyd uur saddex bilood ah.

    Hay’adaha ammaanka ayaa ninka falkaasi loo soo qabtay oo lagu magacaabo Jaamac Maxamed Yuusuf la xiriirinaya kufsiga iyo dilka loo gaystay haweeneydaasi.

    Dhamme Farxaan Xuseen Xasan, Taliyaha Saldhigga Booliska ee Degmada Caabudwaaq ayaa xaqiijiyay in ay ninkaasi si dhow ugu tuhunsan yihiin dilka marxuumadda, baaritaana ay wadaan.

    Taliyaha ayaa tilmaamay in raadka kabaha ninkaasi ay ka helayn goobtii lagu dilay haweeneyda, markii ay daba galeyna ay u suurtagashay inay gacanta ku soo dhigaan.

    Taliyaha ayaa xusay in ninkaasi ay sidoo kale ku soo qabteen toorey uu nin kale ku dhaawacay, waana isla tooreyda loo maleynayo in haweeneyda lagu dilay. Taliyaha ayaa intaa ku daray in dhakhaatiirta ay ka codsadeen inay soo xaqiijiyeen uurka la sheegay in haweeneydaasi ay laheyd.

    Dhanka kale Allaha u naxariistee Ubax Maxamed Yaxye ayaa gelinkii dambe ee maanta lagu aasay khabuuraha ku yaala duleedka Caabudwaaq.

    Sanadkan sii dhammaanaya ee 2020 waxaa dalka ka dhacay falalkii ugu badan ee kufsi iyo dil wada socda, ee mar qura loo gaysto haweenka, tiiyoo bulshada qaybaha kala duwan ka careysiisay.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com







    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Macron promises to “go after” child sex crimes, but measures to combat abuse “inadequate” –

    January 27, 2021
    0

    Dab xoogan oo caawa ka kacay Warshadda Isbuunyada Shaakir ee Baydhabo

    January 27, 2021
    0

    Suspected 1980 synagogue bombings in Paris ordered to stand trial –

    January 27, 2021
    0

    Faah faahin: Askar lagu laayay duleedka Degmada Balcad

    January 27, 2021
    0

    France is facing a class action lawsuit over racial profiling by the police –

    January 27, 2021
    0

    Farmaajo oo Villa Somalia ku qaabilay Wasiirka Difaaca Ingiriiska (SAWIRRO)

    January 27, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Macron promises to “go after” child sex crimes, but measures to combat abuse “inadequate” –

    January 27, 2021

    Dab xoogan oo caawa ka kacay Warshadda Isbuunyada Shaakir ee Baydhabo

    January 27, 2021

    Suspected 1980 synagogue bombings in Paris ordered to stand trial –

    January 27, 2021

    Faah faahin: Askar lagu laayay duleedka Degmada Balcad

    January 27, 2021

    Recent News

    Macron promises to “go after” child sex crimes, but measures to combat abuse “inadequate” –

    January 27, 2021
    0

    Dab xoogan oo caawa ka kacay Warshadda Isbuunyada Shaakir ee Baydhabo

    January 27, 2021
    0

    Suspected 1980 synagogue bombings in Paris ordered to stand trial –

    January 27, 2021
    0

    Faah faahin: Askar lagu laayay duleedka Degmada Balcad

    January 27, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Macron promises to “go after” child sex crimes, but measures to combat abuse “inadequate” –

    January 27, 2021

    Dab xoogan oo caawa ka kacay Warshadda Isbuunyada Shaakir ee Baydhabo

    January 27, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)