[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Odayaasha reer Hiiraan oo lagu wado in ay la kulmaan Wasiirka Arrimaha Gudaha

    Admin by Admin
    December 4, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    72
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in uu socdo dadaalo lagu doonayo in xal loogu helo xiisadda ka taagan magaaladaasi.

    Odayaasha Dhaqanka ayaa waxaa lagu wadaa in ay la kulmaan wafdiga Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliya, Mukhtaar Xuseen Afrax ee Khamiistii gaaray magaaladaasi.

    Ujeedka wafdiga ayaa lagu sheegay, xal u helidda khilaafka ka dhashay doorashadii 11-kii bishii hore ee November ka dhacday Magaalada Jowhar, Madaxweynaha Hirshabelle-na loogu soo doortay Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe).

    Odayaasha Dhaqanka ayaa maalmihii la soo dhaafay ka biyo diidanaa in ay la kulmaan Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed), oo muddo toddobaad ah ku sugan Magaalada Beledweyne.

    Dadka reer Hiiraan ayaa waxay diidan yihiin in Madaxweynaha Hirshabelle uu ka yimaado Gobolka Shabellaha Dhexe, isla-markaana ay Jowhar noqoto Xarunta Maamulka Hirshabelle, taasoo liddi ku ah bay yiraahdeen hannaanka awood qaybsiga beelaha Hirshabelle.

    Villa Somalia ayaa la aaminsan yahay inay gadaal ka riixeyso qorshaha xalka loogu raadinayo deganaanshaha siyaasadda ee Hirshabelle, waxaana soo baxaya warar sheegaya in hadda uu socdo qorshe lagu doonayo in Beledweyne loogu aqoonsado Xarunta Hirshabelle.

    Beledweyne waxaa aroornimadii hore ee saakay ka dhacay iska horimaad ay ku dhaawacantay laba qof. Iska horimaadka ayaana u dhaxeeyay Ciidamada Booliska iyo dhalinyaro deegaanka ah, oo sida la sheegay isa soo abaabulay.

    Xaalad kacsanaan ah ayaa maanta laga dareemaya Magaalada Beledweyne, waxaana magaalada ka socdo bannaanbax looga soo horjeedo safarka lagu wado in maanta uu magaaladaasi ku taggo Madaxweyne Guudlaawe

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Coronavirus oo ku faafaya Hoteelada Magaalada Muqdisho

    February 24, 2021
    1

    Cabdikariin Xuseen Guuleed oo u jawaabay Wasiirka Amniga

    February 24, 2021
    2

    Marxuum Ugaas Xasan oo lagu wado in lagu aaso deegaanka Halgan

    February 24, 2021
    1

    Puntland oo dalbatay in xilalka laga qaado Taliye-yaasha Ciidamada Dowladda

    February 24, 2021
    0

    Xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee dalka laga diiwaangeliyay

    February 24, 2021
    0

    Dowladda Somaliya oo soo rogtay awaamiir cusub

    February 23, 2021
    6

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    WARKA HABEEN 8:00PM (24-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Puntland oo farriin u dirtay 14 kamid ah shaqaalaha QM – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Barnaamijka Galab Wanagsan (24-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Musharixiinta oo ku adkaystay in ay qabanayaan bannaanbaxa Jimcaha – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Recent News

    WARKA HABEEN 8:00PM (24-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    0

    Puntland oo farriin u dirtay 14 kamid ah shaqaalaha QM – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    1

    Barnaamijka Galab Wanagsan (24-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    1

    Musharixiinta oo ku adkaystay in ay qabanayaan bannaanbaxa Jimcaha – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    1
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    WARKA HABEEN 8:00PM (24-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Puntland oo farriin u dirtay 14 kamid ah shaqaalaha QM – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)