[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Puntland oo Shuruud ku xirtay sii daynta Maxaabiis ku xiran Garowe

    Admin by Admin
    December 8, 2020
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    59
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Xidlhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa dhawaan maamulka sare ee Puntland ka dalbaday inay ku soo wareejiyaan Maxaabiis Burcad badeednimo muddo dhowr sannado ugu xiran Magaalada Garowe ee Xarunta Gobolka Nugaal.

    Xildhibaanada ayaa kulamo gooni gooni ah la qaatay Xildhibaano ka tirsan Puntland, Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Karaash, iyagoona ka dalbaday in ragga Maxaabiista ee Burcad badeednida u xiran loo sii daayo.

    Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowlad Goboleedyada Puntland ay shuruud ku xirtay sii deynta Maxaabista ku xiran Garoowe ee kasoo jeeda Galmudug, iyagoona sheegay in ragga lagu sii deyn karo oo kaliya hal arrin.

    Puntland ayaa marka hore Galmudug u sheegay in raggaas burcadda ah ay markii horey u soo wareejisay Seychelles oo halkaas lagu soo Maxkamadeeyay, ayna Puntland kula heshiisay in raggaas lagu sii deyn karo oo kaliya markii ay xukunkooda dhameeystaan.

    Sidoo kale dowlad Goboleedka Puntland ayaa u sheegtay Galmudug in suura-gal ay noqon karto in raggaas Burcad badeednimada u xiran loo sii daayo markii dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka dalbato Puntland inay kusoo wareejiso ragga.

    Dalabkaas ayaa ka dambeeyay, kadib markii Xildhibaanadii ka socday Galmudug ay dhankooda Puntland Codsadeen in maxaabiista loogu wareejiyo dowladda Federaalka Soomaaliya, wallow Puntland ay arrintaas shuruud ku xirtay.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com





    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    26 tan oo raashiin ah oo maanta la geeyay Xudur

    January 18, 2021
    0

    Xiisadda beelaha ee Gobolka Hiiraan oo saameysay gaadiidka xamuulka

    January 18, 2021
    0

    North Korea oo soo bandhigtay gantaalka ugu weyn dunida (SAWIRRO)

    January 18, 2021
    0

    Uganda’s opposition leader Bobi Wine is under “house arrest” after a controversial vote, the party said –

    January 17, 2021
    0

    France launches public consultation on cannabis legalization –

    January 17, 2021
    0

    Legendary music producer Phil Spector has died at the age of 81 –

    January 17, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Taliyeyaasha Sirdoonka Somalia, Itoobiya & Eritreya oo shir xasaasi ah ku leh Addis ababa

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    26 tan oo raashiin ah oo maanta la geeyay Xudur

    January 18, 2021

    Xiisadda beelaha ee Gobolka Hiiraan oo saameysay gaadiidka xamuulka

    January 18, 2021

    North Korea oo soo bandhigtay gantaalka ugu weyn dunida (SAWIRRO)

    January 18, 2021

    Uganda’s opposition leader Bobi Wine is under “house arrest” after a controversial vote, the party said –

    January 17, 2021

    Recent News

    26 tan oo raashiin ah oo maanta la geeyay Xudur

    January 18, 2021
    0

    Xiisadda beelaha ee Gobolka Hiiraan oo saameysay gaadiidka xamuulka

    January 18, 2021
    0

    North Korea oo soo bandhigtay gantaalka ugu weyn dunida (SAWIRRO)

    January 18, 2021
    0

    Uganda’s opposition leader Bobi Wine is under “house arrest” after a controversial vote, the party said –

    January 17, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    26 tan oo raashiin ah oo maanta la geeyay Xudur

    January 18, 2021

    Xiisadda beelaha ee Gobolka Hiiraan oo saameysay gaadiidka xamuulka

    January 18, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)