[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home Siyaasada

    Qaramada Midoobay Oo War Kasoo Saartay Xasuuqii 14-Ka Octoober

    Admin by Admin
    October 14, 2020
    in Siyaasada, Wararka Maanta
    0 0
    0
    0
    SHARES
    1
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter


    Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliy James Swan ayaa ka hadlay maalinta 14-ka Octoober oo ah markii uu Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho saddex sanno kahor uu ka dhacay qarax musiibo ahaa oo  dad badan ay ku dhinteen.

    Qoraal kasoo baxay Xafiiska QM ee Soomaaliya ayaa waxaa inay Maanta xusayaa dadkii shacabka ahaa ee ku naf-waayay xasuuqii ka dhacay Isgoyska Soobe sanadkii 2017, iyagoona sheegay inay garab taagan yihiin dhammaan dadka Soomaaliyeed.

    James Swan ayaa sheegay in Qaramada Midoobay ay diirada saareyso mustaqbalka iyo in la sii wado amba-qaadista horumarka ku aaddan nabadda, dowlad wanaagga iyo barwaaqo ku-soo-dabbaalidda dalka.

    Sidoo kale James ayaa tilmaamay in qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee Isgoyska Soobe ka dhacay 14kii Oktoobar 2017  aysan iloobi doonin, isagoona xusay inay murugada la qaybsanayaan qoysaska dadkii naftooda ku waayay iyo dadkii ka badbaaday.

    “Bahda Qaramada Midoobay, oo la jirta dadka Soomaaliyeed, waxay diiradda saaraysaa mustaqbalka iyo in la sii wado amba-qaadista horumarka ku aaddan nabadda, dowlad wanaagga, iyo barwaaqo ku-soo-dabbaalidda [dalka]”. Horumarkii lagu tallaabsaday laga soo billaabo 2017kii wuxuu ka turjumayaa adkeysiga dadka Soomaaliyeed iyo rabitaankooda ku aaddan mustaqbal wanaagsan inkastoo ay jirto dhibaatada xagjirnimada gacan-ka-hadalka leh. Si kastaba ha ahaatee, arxan-darradii waxashinimada ahayd ee weerarkii 14kii Oktoobar 2017 lama iloobin, waxaana murugada la qaybsanaynaa qoysaska dadkii naftooda ku waayay, iyo sidoo kale dadkii ka badbaaday,” ayuu yiri James Swan.

    Qaraxaas oo ahaa mid musiibo ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 587 qof, wuxuuna ahaa weerarkii argagaxiso ee ugu dhimashada badnaa ee abid ka dhaca Afrika oo loo adeegsaday walxaha qarxa ee macmalka ah (IEDs), ayna ku dhaawacmeen boqolaal qof kale, sidoo kalena ay ku burburtay hanti farabadan.



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    No Content Available

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Taliyeyaasha Sirdoonka Somalia, Itoobiya & Eritreya oo shir xasaasi ah ku leh Addis ababa

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Galmudug oo afka qabatay Wariye-yaal dhuunta u galay

    January 21, 2021

    Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Safiirka Qatar ee dalka Soomaaliya –

    January 21, 2021

    Faah faahin: Dilka Gudoomiyihii Degmada Hodan ee Muqdisho loogu gaystay

    January 21, 2021

    Madaxweyne Deni oo la kulmay Wakiilada Beesha Caalamka

    January 21, 2021

    Recent News

    Galmudug oo afka qabatay Wariye-yaal dhuunta u galay

    January 21, 2021
    0

    Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Safiirka Qatar ee dalka Soomaaliya –

    January 21, 2021
    0

    Faah faahin: Dilka Gudoomiyihii Degmada Hodan ee Muqdisho loogu gaystay

    January 21, 2021
    0

    Madaxweyne Deni oo la kulmay Wakiilada Beesha Caalamka

    January 21, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Galmudug oo afka qabatay Wariye-yaal dhuunta u galay

    January 21, 2021

    Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Safiirka Qatar ee dalka Soomaaliya –

    January 21, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)