[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    R/Wasaaraha Somaliya oo Beesha Caalamka kala hadlay arrimaha doorashooyinka

    Admin by Admin
    October 15, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    159
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey shir looga hadlayay habsami-u-socodka hannaanka doorashooyinka iyo dhameystirka dib-u-eegista dastuurka.

    Shirka ayaa lagu soo boggaadiyey heerarkii kala duwanaa ee uu soo maray hannaanka doorashooyinka iyo sida ay uga go’an tahay dowladda Federaalka ah fulinta qodobadii kasoo baxay shirkii Madaxda DFS iyo Dowladaha xubnaha ka ah ee lagu heshiiyey in dalka ay ka dhacaan doorashooyin ku qabsooma waqtigooda.

    Ra’iisul Wasaaraha ayaa shirka kusoo bandhigay sida ay uga go’an tahay Xukuumaddiisa fulinta qodobadii lagu heshiiyey ee ahaa in dalkan ay ka dhacdo doorasho xasilloon, isla markaana ay si caadi ah u socon doonaan howlaha dowladda xiliyada doorashada.

    Mudane Rooble ayaa xusay in laamaha amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada ay u diyaarsan yihiin dardargelinta fulinta qorshaha amniga codbixiyeyaasha, musharixiinta iyo maamuleyaasha doorashooyinka ee ku sugan goobaha codbixintu ka dhacayso.







    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Greece to buy French fighter jets in message to Turkey –

    January 25, 2021
    0

    Modern says that vaccine is effective against virus variants in the UK, South Africa –

    January 25, 2021
    0

    Dowlada Kenya oo walaac ka muujisay dagaalka Beled Xaawo –

    January 25, 2021
    0

    Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo beeniyay in ciidamo ka tirsan Jubbaland lagu qabtay Beled xaawo –

    January 25, 2021
    1

    Dowlada Soomaaliya oo dib u fasaxday qaadkii ka imanayay Kenya –

    January 25, 2021
    0

    Dowlada Ethiopia oo ka hadashay xaalada caafimaad ee Abiy Ahmed –

    January 25, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Greece to buy French fighter jets in message to Turkey –

    January 25, 2021

    Modern says that vaccine is effective against virus variants in the UK, South Africa –

    January 25, 2021

    Dowlada Kenya oo walaac ka muujisay dagaalka Beled Xaawo –

    January 25, 2021

    Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo beeniyay in ciidamo ka tirsan Jubbaland lagu qabtay Beled xaawo –

    January 25, 2021

    Recent News

    Greece to buy French fighter jets in message to Turkey –

    January 25, 2021
    0

    Modern says that vaccine is effective against virus variants in the UK, South Africa –

    January 25, 2021
    0

    Dowlada Kenya oo walaac ka muujisay dagaalka Beled Xaawo –

    January 25, 2021
    0

    Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo beeniyay in ciidamo ka tirsan Jubbaland lagu qabtay Beled xaawo –

    January 25, 2021
    1
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Greece to buy French fighter jets in message to Turkey –

    January 25, 2021

    Modern says that vaccine is effective against virus variants in the UK, South Africa –

    January 25, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)