[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    R/wasaare Rooble oo dhagax dhigay Garoonka Dhuusamareeb (SAWIRRO)

    Admin by Admin
    December 16, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    46
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa gelinkii dambe ee Talaadadii dhagax dhigay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb.

    Ra’iisal Wasaaraha ayaa waxaa dhagax dhigaan ku wehlinayay Madaxweynaha Galmudug, Kuxigeenkiisa, Wasiiro, Xildhibaano iyo xubno kale.

    Ra’iisal Wasaaraha ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka waxa uu ku yiri “Farxad ayay ii ahayd in aan dhagax dhigo Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb, tan oo qayb ka ah kaalinta Dowladda Federaalka ka geysaneyso horumarinta Galmudug.”

    Maxamed Xuseen Rooble, Ra’iisal Wasaaraha Somaliya ayaa ganacsatada reer Galmudug ugu baaqay in ay gacan ka gaystaan horumarinta Galmudug.
    “Waxaan ku boorinayaa ganacsatada reer Galmudug in ay gacan ka geystaan horumarinta deegaanadooda.” Ayuu yiri Ra’iisal Wasaare Rooble.

    Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Ra’iisal Wasaaraha kaga mahadceliyay dhagax dhigiisan Garoonka Ugaas Nuur, oo ah midka ugu mashquulsan badan Gobolka Galgaduud.

    Madaxweyne Qoorqoor ayaa sidoo kale dadka deegaanka ugu yeeray in ay kaalintooda ka qaataan horumarka ka socda Galmudug.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com







    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Khayre: Bannaanbixii Sabtida waala carqaladeeyay, dib ayaana loo dhigay

    March 5, 2021
    0

    Madaxweynaha Puntland oo gaaray Magaalada Boosaaso (SAWIRRO)

    March 5, 2021
    0

    Shabaab oo sheegtay weerarkii jeelka Boosaaso, sheegayna sababta ay u weerareen

    March 5, 2021
    1

    Faah faahin: Weerarkii xalay lagu galay jeel weyn ee Boosaaso

    March 5, 2021
    1

    Kulankii Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo natiijo la’aan ku soo dhammaaday

    March 5, 2021
    0

    Weerar qaraxyo ku bilowday oo caawa lagu qaaday jeelka Boosaaso

    March 5, 2021
    1

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Khayre: Bannaanbixii Sabtida waala carqaladeeyay, dib ayaana loo dhigay

    March 5, 2021

    Maxaa ka soo kordhay qaraxa caawa ka dhacay Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021

    Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (05=03=2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021

    Madaxweynaha Puntland oo gaaray Magaalada Boosaaso (SAWIRRO)

    March 5, 2021

    Recent News

    Khayre: Bannaanbixii Sabtida waala carqaladeeyay, dib ayaana loo dhigay

    March 5, 2021
    0

    Maxaa ka soo kordhay qaraxa caawa ka dhacay Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021
    0

    Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (05=03=2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021
    0

    Madaxweynaha Puntland oo gaaray Magaalada Boosaaso (SAWIRRO)

    March 5, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Khayre: Bannaanbixii Sabtida waala carqaladeeyay, dib ayaana loo dhigay

    March 5, 2021

    Maxaa ka soo kordhay qaraxa caawa ka dhacay Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)