[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Sh.Shariif “Dowladda Caburinta dadka haddii ay sii wado wax aan la fileyn ayaa ka dhalan karo”

    Admin by Admin
    December 26, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    27
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed ayaa ka hadlay dad banaanbax ka dhigaayay Magaalada Muqdisho oo uu shalay rasaas ku furay Nin ku hubeysnaa Bastoolad oo dharcad ahaa.

    Sheekh Shariif ayaa waxaa uu sheegay in ay aad uga xun yihiin tallaabadii Ninkii hubeysnaa uu ku rasaaseeyay dad kooban oo u badnaa dhalinyaro, kuwaasi oo Isgoyska Digfeer ka waday banaanbax looga horjeeday Maadxaweyne Farmaajo.

    Waxaa uu sheegay in tallaabada lagu xiray gabdhaha waday banaanbaxa ay tahay mid kasoo horjeeda dowladnimada, maadaama gabdhaha dushooda lagu riday rasaasta ay ahaayeen kuwo cabirayay fikirkooda oo aan wadan hub, isla markaana falkaas loo qaadanayo in dowladda ay kasoo horjeedo Banaanbaxayada ka dhacaya Muqdisho.

    Isaga oo sii hadlaayay Sheekh Shariif ayuu tilmaamay in haddii dowladda ay sii wado caburinta ay dadka ku hayso ay ka imaan karaan wax aan la fileyn, wuxuun sheegay inay dhiira-gelinayaa dadka banaanbaxyada doonaya inay ka dhigaan Muqdisho.

    Ciidanka amniga dowladda Federaalka iyo kuwa NISA ayuu uga digay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif in loo adeegsado in shacabka lagu dhibaateeyo, isagoo sheegay in arrintaas Ciidamada looga baahan yahay inay ka waan-toowaan.

    Hadalkaan ayuu Sheekh Shariif Ah Axmed ka sheegay Magaalada Muqdisho , kadib markii Maanta uu warbaahinta la hadlay, isaga oo hareer joogaan qaar kamid ah musharaxiinta Madaxweynaha.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com







    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Wararkii ugu dambeeyay xaaladda COVID-19 ee dalka

    March 7, 2021
    2

    Mahad Karataay oo ka hadlay weerarkii ay ku galeen jeelka Boosaaso

    March 7, 2021
    1

    Dowladda oo gurmad gaarsiinaysa dadka ay abaaruhu ku saameeyeen Gedo

    March 7, 2021
    0

    Sacuudiga oo dhexda ka qabtay 8 diyaarad oo lagu soo weeraray

    March 7, 2021
    1

    Madaxda Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada oo ku kulmaya Muqdisho

    March 7, 2021
    0

    Rooble oo aqbalay soo jeedintii maanta ee Midowga Musharaxiinta

    March 7, 2021
    1

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Barnaamijka Kulanka KNN (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021

    WARKA HABEEN 8:00PM (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021

    Wararkii ugu dambeeyay xaaladda COVID-19 ee dalka

    March 7, 2021

    Bar Xog Wareysi {07-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021

    Recent News

    Barnaamijka Kulanka KNN (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    0

    WARKA HABEEN 8:00PM (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    0

    Wararkii ugu dambeeyay xaaladda COVID-19 ee dalka

    March 7, 2021
    2

    Bar Xog Wareysi {07-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Barnaamijka Kulanka KNN (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021

    WARKA HABEEN 8:00PM (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)