[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Shabaab oo qarax ku burburiyay gaari uu la socday nin Korneyl

    Admin by Admin
    January 12, 2021
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    2
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Ciidan gurmad ahaa oo qarax lagula eegtay Gobolka Gedo

    Waxay faah faahin ka soo baxeysaa ciidan ka tirsan kuwa Dowladda Somaliya, oo maanta qarax lagula eegtay duleedka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, xilli ay gurmad u fidinayeen ciidan kale.

    Ciidankan oo ka tirsan kuwa Xoogga Dalka ayaa ka amba-baxay Defmada Baardheere, si ay ugu gurmadaan ciidan kale oo kuwa dowladda ka tirsan iyo maleeshiyada Al Shabaab, oo ku dagaalamayay deegaanka Kormalay.

    Qaraxa ayaa haleelay gaari Cabdi Bille ahaa oo uu la socday Taliyaha Guutada 10aad ee Qaybta 43aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, Korneyl Maxamad Caddow Cali (Sanka).

    Wararka ayaa sheegaya in Korneyl Sanka uu ku dhaawacmay qaraxaasi, sidoo kalena ay jiraan tiro ka mida ilaaladiisii oo qaraxaasi ku dhaawacantay, kuwaa oo iminka xaaladooda lagula tacaalayo isbitaal ku yaala Baardheere.

    Dhanka kale dagaalka ka dhacay deegaanka Kormalay ayaa sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawacba isugu jira oo labada dhinacba ka soo kala gaaray, waxaana hadda deegaankaasi oo hawlgal amni xaqiijin ah ka wada Ciidanka Xoogga Dalka.

    Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in maleeshiyada Al Shabaab ay halkaasi uga carareen meydadka laba nin oo ka tirsanaa.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com







    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Qarax caawa ka dhacay Degmada Wanlaweyn (SAWIRRO)

    January 27, 2021
    0

    Macron promises to “go after” child sex crimes, but measures to combat abuse “inadequate” –

    January 27, 2021
    0

    Dab xoogan oo caawa ka kacay Warshadda Isbuunyada Shaakir ee Baydhabo

    January 27, 2021
    0

    Suspected 1980 synagogue bombings in Paris ordered to stand trial –

    January 27, 2021
    0

    Faah faahin: Askar lagu laayay duleedka Degmada Balcad

    January 27, 2021
    0

    France is facing a class action lawsuit over racial profiling by the police –

    January 27, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Qarax caawa ka dhacay Degmada Wanlaweyn (SAWIRRO)

    January 27, 2021

    Macron promises to “go after” child sex crimes, but measures to combat abuse “inadequate” –

    January 27, 2021

    Dab xoogan oo caawa ka kacay Warshadda Isbuunyada Shaakir ee Baydhabo

    January 27, 2021

    Suspected 1980 synagogue bombings in Paris ordered to stand trial –

    January 27, 2021

    Recent News

    Qarax caawa ka dhacay Degmada Wanlaweyn (SAWIRRO)

    January 27, 2021
    0

    Macron promises to “go after” child sex crimes, but measures to combat abuse “inadequate” –

    January 27, 2021
    0

    Dab xoogan oo caawa ka kacay Warshadda Isbuunyada Shaakir ee Baydhabo

    January 27, 2021
    0

    Suspected 1980 synagogue bombings in Paris ordered to stand trial –

    January 27, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Qarax caawa ka dhacay Degmada Wanlaweyn (SAWIRRO)

    January 27, 2021

    Macron promises to “go after” child sex crimes, but measures to combat abuse “inadequate” –

    January 27, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)