[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Shariif Sheekh Axmed oo gaaray Magaalada Jowhar

    Admin by Admin
    November 1, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    121
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh shariif Sheekh Axmed.

    Wafdiga oo ay ka mid yihiin Xubno ka tirsan xisbiga Himilo Qaran ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Magaalada jowhar ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan, Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Hirshabeelle & qeybaha kala duwan ee Bulshada.

    Sheekh Shariif & Xubnaha la socda ayaa waxa ay la kulmi doonaan mas’uuliyiinta Maamulka Hirshabeelle kuwooda ku sugan Magaalada jowhar, iyaga oo kala hadli doona arrimo dhowr ah.

    Amniga Magaalada Jowhar ayaa Maanta aad loo adkeeyay, waxaana laga dareemay guud ahaan Magaalada safarka uu ku tegay Sheekh Shariif , kaas oo ahaa mid horay loo sii qorsheeyay.

    Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo dhawaan dalka ku soo laabtay, kaddib safaro uu ku tegay dalalka Imaaraadka & kenya ayaa safarkiisa Magaalada Jowhar waxaa uu kusoo aaday xilli ay ka socdaan howlaha doorashooyinka, balse uusan wax door ah ku laheyn.







    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Intee le’eg tahay saamaynta tallaalka COVID-19 ku yeelan karo qofka?

    March 3, 2021
    0

    Wiil da’ yar oo lagu dilay Magaalada Beledweyne

    March 3, 2021
    0

    Laba nin oo qaad waday oo lagu dilay Gobolka Galgaduud

    March 3, 2021
    2

    Axmed Madoobe oo ka cago-jiiday shirka lagu qabanayo Villa Somalia

    March 3, 2021
    0

    Wararkii ugu dambeeyay kiisaska COVID-19 ee dalka

    March 3, 2021
    0

    Maxay ka wadahadleen Rooble & ganacsatada Soomaaliyeed? (SAWIRRO)

    March 3, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    WARBIXIN: Abaar daran oo ka jirta gobolka Gedo – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021

    Maxkamadda ciidamada Puntland oo xukun ku riday wariye Kilwe Aadan – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021

    Barnaamijka Ciyaaraha (03-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021

    Barnaamijka Ogaal (03-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021

    Recent News

    WARBIXIN: Abaar daran oo ka jirta gobolka Gedo – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021
    0

    Maxkamadda ciidamada Puntland oo xukun ku riday wariye Kilwe Aadan – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021
    0

    Barnaamijka Ciyaaraha (03-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021
    1

    Barnaamijka Ogaal (03-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021
    1
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    WARBIXIN: Abaar daran oo ka jirta gobolka Gedo – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021

    Maxkamadda ciidamada Puntland oo xukun ku riday wariye Kilwe Aadan – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)