[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Shirkii Musharaxiinta oo maanta la soo gaba gabeynaayo

    Admin by Admin
    November 23, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    82
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Waxaa maalintii Saddexaad galay Shirka u dhaxeeya 14 musharax oo u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya, kuwaas oo si adag uga hadlayay Arrimaha doorashooyinka & cabashada ay ka qabaan guddiyada doorashooyinka.

    Labadii maalmood ee la soo dhaafay ayaa waxaa Musharixiinta Madaxweynaha ay aad uga hadleen in Dowladda Soomaaliya looga baahan yahay inay ka laabatao Guddiyada doorashooyinka oo ay soo Magacaawday, kuwaas oo ay sheegeen in laga soo xulay Taliska NISA & Shaqaalaha Dowladda.

    Xalay qoraal ay soo saareen musharixiinta Madaxweynaha ayaa waxaa ay ugu baaqeen madaweynayaasha Puntland iyo Jubbaland inay in guddiyadooda doorashada ka saaraan xubno ay sheegeen inay ka tirsan yihiin shaqaalaha rayidka.

    Musharixiinta Madaxweynaha ayaa shalay la kulmay Urururada Bulshada Rayidka iyo Culimadda Soomalaiya, iyaga oo kala hadlay Arrimaha doorashooyinka & khilaafka Guddiyada doorashada, waxaana la filayaa inay Maanta la kulmaan Ururada dhalinyarada & Haweenka.

    Gelinka dambe ee Maanta ayaa la filayaa in la soo geba-gabeeyo shirka Musharixiinta Madaxweynaha hadii aan wax isbedelin, iyaga oo soo saari doona Warsaxaafadeed ay uga hadlayaan cabashada ay ka qabaan Guddiyada doorashada iyo mowqifkooda doorashada, waxaana warar la helayo ay sheegayaan in shirka uu ku biirayo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo si weyn uga soo horjeestay Guddiyada doorashada.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com







    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Magaalada Muqdisho oo laga dhigey banaanbax looga soo horjeedo dilkii Guddoomiye Dhagajuun –

    January 21, 2021
    0

    Mid ka mida askartii dishay Gudoomiye Dhegajuun oo baxsaday

    January 21, 2021
    0

    Dowlada Ingiriiska oo ugu baaqday Dowlada Federalka in heshiis la gaarto Dowlad goboleedyada –

    January 21, 2021
    0

    Wasiir Beyle oo maanta booqday Safaaradda Turkiga ee Muqdisho

    January 21, 2021
    1

    Joe Biden oo bilaabay wax ka bedelka siyaasadihii Trump iyo Soomaalida oo soo dhaweysay

    January 21, 2021
    0

    Covid-19 restrictions on staying in place, Macron warns protesting students –

    January 21, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Taliyeyaasha Sirdoonka Somalia, Itoobiya & Eritreya oo shir xasaasi ah ku leh Addis ababa

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Magaalada Muqdisho oo laga dhigey banaanbax looga soo horjeedo dilkii Guddoomiye Dhagajuun –

    January 21, 2021

    Mid ka mida askartii dishay Gudoomiye Dhegajuun oo baxsaday

    January 21, 2021

    Dowlada Ingiriiska oo ugu baaqday Dowlada Federalka in heshiis la gaarto Dowlad goboleedyada –

    January 21, 2021

    Wasiir Beyle oo maanta booqday Safaaradda Turkiga ee Muqdisho

    January 21, 2021

    Recent News

    Magaalada Muqdisho oo laga dhigey banaanbax looga soo horjeedo dilkii Guddoomiye Dhagajuun –

    January 21, 2021
    0

    Mid ka mida askartii dishay Gudoomiye Dhegajuun oo baxsaday

    January 21, 2021
    0

    Dowlada Ingiriiska oo ugu baaqday Dowlada Federalka in heshiis la gaarto Dowlad goboleedyada –

    January 21, 2021
    0

    Wasiir Beyle oo maanta booqday Safaaradda Turkiga ee Muqdisho

    January 21, 2021
    1
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Magaalada Muqdisho oo laga dhigey banaanbax looga soo horjeedo dilkii Guddoomiye Dhagajuun –

    January 21, 2021

    Mid ka mida askartii dishay Gudoomiye Dhegajuun oo baxsaday

    January 21, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)