[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Sidee ismiidaamiyaha ugu suurtagashay in uu isku qarxiyo Saraakiisha? (Wax badan ka ogow)

    Admin by Admin
    December 18, 2020
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    47
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Waxay faah faahin ka soo baxeysaa weerar ismiidaamin ahaa, oo gelinkii dambe ee maanta ka dhacay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

    Ismiidaaminta ayaa ka dhacday afaafka hore Garoonka Kubadda Cagta ee Cabdullaahi Ciise, xilli loogu diyaargaroobayay in lagu soo dhaweeyo wafdiga Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo gaaray magaaladaasi.

    Maadaama la baaraayay dadkii gelaayay Garoonka Cabdullaahi Ciise, ee doonaayay inay ka qayb qaataan soo dhaweynta wafdiga Ra’iisal Wasaaraha ayuu qofkii isa soo miidaamiyay uu isku qarxiyay Saraakiil ka tirsaneyd Taliska Qaybta 21aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, oo xilligaa ku sugnaa afaafka hore ee garoonkaasi.

    Afhayeenkii hore ee Maamulka Galmudug, Maxamed Xasan Sahal oo la hadlay Radio Daljir ayaa sheegay in ninka is qarxiyay uu salaamay Korneyl Mukhtaar Cabdi Aadan, Taliyihii Kumaandooska Danab ee Qaybta 21aad ilbiriqsiyo ka hor, intii aanu is qarxin.

    Waxaa soo baxaya warar sheegaya in ninkaasi ay is garanayeen Saraakiisha qaarkood, waana tan sahashay in si fudud uu ku soo dhex qaado, isla-markaana uu bartilmaameedsado Saraakiishaasi sar sare.

    Inta la ogyahay toban qof oo u badan Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee Qaybta 21aad ayaa ku dhintay qaraxaasi, halka in ka badana ay ku dhaawacantay.

    Saraakiisha ku dhimatay weerarkaasi ayaa waxaa laga xusi karaa Taliyihii Qaybta 21aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, General Cabdicasiis Cabdullaahi Cabdi (Qooje), Taliyihii Kumaandooska Danab ee Qaybta 21aad, Korneyl Mukhtaar Cabdi Aadan, Taliye Kuxigeenkii Kumaandooska Danab, Marsha Mire, Sarkaal kale oo ka tirsanaa Qaybta 21aad, laguna magacaabi jiray Axmed Baaraaf, Duqii hore ee Magaalada Gaalkacyo, Maxamuud Yaasiin Tumey iyo dhawr askari oo kale.

    Sidoo kale waxaa jira tiro dad ah oo dhaawac ahaan loo geeyay goobaha caafimaadka, balse markii dambe ugu geeriyooday dhaawacyadii soo gaaray.

    Weerarkan ayaa damaashaadkii ka jiray Garoonka Cabdullaahi Ciise u bedelay mid jahwareer ah, iyadoona ay is dhex yaaceen boqolaalkii qof ee ku sugnaa garoonkaasi, sababo ku aadan iyagoo daryankii qaraxaasi ka argagaxay.

    Ururka Al Shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerarka uu dhiigga badani ku daatay ee ka dhacay magaalada bartamaha dalka dhacda ee Gaalkacyo.

    Madaxweynaha Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda, Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharaxiinta ayaa cambaareeyay falkan argagixiso.

    Dowladda Federaalka ayaa lagu dhaliilaa inaanay dersi ka kororsan qarax illaa qarax kale, xilli qaraxba qaraxa kale uu ka soo yeerayo dhawaq dadka argagax-gelinaya, marka aad eegto xubnaha muhiimka ahi ee ku dhimaneysa.

    Shabaab waa cadowga keliya ee muuqdo ay maanta Soomaali leedahay, waxaase layaab leh inaanay weli ummadda Soomaaliyeed u bisleen, sidii ay meel qura kaga soo wada jeedsan lahaayen cadowgaasi arxanka daran.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Museveni oo markale ku guuleystey doorashada Madaxtinimada Uganda

    January 17, 2021
    0

    Faah faahin laga helay ujeedka Kulankii Madaxda Galmudug, Hirshabelle iyo Wasiirada Hawiye –

    January 16, 2021
    0

    Thousands in France are protesting against laws that would restrict filming –

    January 16, 2021
    0

    Nearly 50 players lose Australian Open training time due to Covid-19 –

    January 16, 2021
    0

    Maamulka Puntland oo loo gudbiyay qodobo lagu xalinayo Sicir Bararka –

    January 16, 2021
    0

    Duqa Muqdisho oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dalka Qadar –

    January 16, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Taliyeyaasha Sirdoonka Somalia, Itoobiya & Eritreya oo shir xasaasi ah ku leh Addis ababa

    October 14, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Museveni oo markale ku guuleystey doorashada Madaxtinimada Uganda

    January 17, 2021

    Faah faahin laga helay ujeedka Kulankii Madaxda Galmudug, Hirshabelle iyo Wasiirada Hawiye –

    January 16, 2021

    Thousands in France are protesting against laws that would restrict filming –

    January 16, 2021

    Nearly 50 players lose Australian Open training time due to Covid-19 –

    January 16, 2021

    Recent News

    Museveni oo markale ku guuleystey doorashada Madaxtinimada Uganda

    January 17, 2021
    0

    Faah faahin laga helay ujeedka Kulankii Madaxda Galmudug, Hirshabelle iyo Wasiirada Hawiye –

    January 16, 2021
    0

    Thousands in France are protesting against laws that would restrict filming –

    January 16, 2021
    0

    Nearly 50 players lose Australian Open training time due to Covid-19 –

    January 16, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Museveni oo markale ku guuleystey doorashada Madaxtinimada Uganda

    January 17, 2021

    Faah faahin laga helay ujeedka Kulankii Madaxda Galmudug, Hirshabelle iyo Wasiirada Hawiye –

    January 16, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)