[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Somaliya oo cadeysay sababta dalka looga eryay Safiirkii Kenya

    Admin by Admin
    November 29, 2020
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    79
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter

    Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliya, Maxamed Cali Nuur ayaa sheegay in Somaliya ay dib ugu yeeratay Safiirkeeda Kenya, Danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan.

    Xoghayaha oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sidoo kale sheegay in Safiirka Kenya, Amb. Lucas Tumbo lagu wargaliyay in uu dalkiisa wadatashi ugu laabto.

    Xoghayaha ayaa sheegay in Somaliya ay go’aankan qaadatay, iyadoo ilaalineysa madaxbannaanideeda, ka dib markii ay Kenya ku eedeysay inay si bareer ah u faragelineyso arrimaha gudaha ee dalka, gaar ahaan Jubbaland.

    Villa Somalia ayaa Kenya ku eedeysay in ay Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ku cadaadineyso inuu fuliyo ajandaheeda siyaasadeed, taasoo liddi ku ah heshiiskii siyaasadeed ee doorashooyinka dalka, isla-markaana ka hor imaaneysa hab dhaqanka diblomaasiyadeed ee dowladaha deriska ah.

    Ra’iisal Wasaare Kuxigeenka Dalka, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa dhawaan waxa uu Madaxweyne Kuxigeenka Kenya, William Ruto uu ku eedeeyay inuu yiri ‘Waxaan bedeli doonnaa Madaxda Dowladda Federaalka’ ee haatan talada dalka haya.

    Xiriirka labada dal ayaa u muuqdo mid markale sii xumaanaya, xilli toddobaadyadii ugu dambeysay uu u muuqday mid ka soo reynaya, ka dib markii Somaliya ay si heer sare ah u hawlgelisay Safaaradeeda Magaalada Nairobi.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Puntland oo farriin u dirtay 14 kamid ah shaqaalaha QM – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    1

    Barnaamijka Galab Wanagsan (24-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    1

    Musharixiinta oo ku adkaystay in ay qabanayaan bannaanbaxa Jimcaha – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    1

    Ciidamada xoogga oo sheegay in ay howlgal ku soo qabteen rag ka tirsan Al-Shabaab – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    0

    Maxay kawada hadleen RW Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka? – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    0

    Waan waan laga dhex-waday RW Rooble iyo Mucaaradka oo guul-dareysatay – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Puntland oo farriin u dirtay 14 kamid ah shaqaalaha QM – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Barnaamijka Galab Wanagsan (24-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Musharixiinta oo ku adkaystay in ay qabanayaan bannaanbaxa Jimcaha – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Ciidamada xoogga oo sheegay in ay howlgal ku soo qabteen rag ka tirsan Al-Shabaab – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Recent News

    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Puntland oo farriin u dirtay 14 kamid ah shaqaalaha QM – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Barnaamijka Galab Wanagsan (24-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)