[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Taariikhda Wariye Axmed Cabdinuur | Dhacdo

    Admin by Admin
    January 6, 2021
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    12
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Waxay ahayd geeri naxdin badan markii uu galabta soo yeeray warka sheegaya in Wariyihii caanka ahaa ee Soomaaliyeed, Axmed Cabdinuur uu ku geeriyooday Magaalada London.

    Wariyaha ayaa 1-dii duhurnimo ee maanta ku geeriyooday Bariga Magaalada London, sida ay xaqiijisay xaaskiisa Saynab Yaasiin Xirsi.

    Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyadeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid Wariye Axmed Cabdinuur. Ra’iisal Wasaaraha waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii, asxaabtii iyo ummadda Soomaalieed ee uu ka baxay Allaha u naxariistee Wariye Axmed Cabdinuur oo ka mid ahaa tiirarka Warbaahinta Soomaaliyeed. Waxaa uu Ra’iisal Wasaaruhu Eebbe uga baryay in uu jannadii Fardowso ka waraabiyo, ehelkiisana samir iyo iimaan ka siiyo.

    Wariye Farxaan Maxamed Jimcaale iyo Wariye Maxamed Maxamuud Cadde oo muddo dheer ay soo wada shaqeeyeen marxuumka ayaa ka waramay shakhsiyaddii uu ku suntanaa Wariyaha.

    Labaduba waxay la hadleen Laanta afka Somaliga ee BBC. Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa qaybta dambe ee wareysiga kaga sheekeynaya taariikhda marxuum Axmed Cabdinuur.

    Halkan ka daalaco wareysiga

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com







    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Coronavirus oo ku faafaya Hoteelada Magaalada Muqdisho

    February 24, 2021
    1

    Cabdikariin Xuseen Guuleed oo u jawaabay Wasiirka Amniga

    February 24, 2021
    2

    Marxuum Ugaas Xasan oo lagu wado in lagu aaso deegaanka Halgan

    February 24, 2021
    1

    Puntland oo dalbatay in xilalka laga qaado Taliye-yaasha Ciidamada Dowladda

    February 24, 2021
    0

    Xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee dalka laga diiwaangeliyay

    February 24, 2021
    0

    Dowladda Somaliya oo soo rogtay awaamiir cusub

    February 23, 2021
    6

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Puntland oo farriin u dirtay 14 kamid ah shaqaalaha QM – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Barnaamijka Galab Wanagsan (24-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Musharixiinta oo ku adkaystay in ay qabanayaan bannaanbaxa Jimcaha – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Ciidamada xoogga oo sheegay in ay howlgal ku soo qabteen rag ka tirsan Al-Shabaab – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Recent News

    Puntland oo farriin u dirtay 14 kamid ah shaqaalaha QM – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    1

    Barnaamijka Galab Wanagsan (24-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    1

    Musharixiinta oo ku adkaystay in ay qabanayaan bannaanbaxa Jimcaha – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    1

    Ciidamada xoogga oo sheegay in ay howlgal ku soo qabteen rag ka tirsan Al-Shabaab – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Puntland oo farriin u dirtay 14 kamid ah shaqaalaha QM – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Barnaamijka Galab Wanagsan (24-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)