[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Tababar ku saabsan ka qeybgalka Arrimaha Siyaasadda iyo Doorashooyinka oo Cadaado ka furmay

    Admin by Admin
    December 24, 2020
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    29
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Aqoon is waydaarsi ku saabsan ka qaybgalinta dhalinyarada iyo haweenka arrimaha siyaasada iyo doorashooyinka dalka ayaa waxaa uu maa ta ka furmay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

    Furitanka Aqoon is weydaarsan ayaa waxaa ka soo qaybgalay mas’uuliyiin ka socotay maamulka degmada Cadaado,dhalinyaro,haween iyo qeybaha kala ee bulshada magaalada Cadaado.

    Qabashada aqoon is waydaarsigaan oo ay iskakaashadeen hay’adaha Eisa iyo CRC ayaa waxaa inta uu socdo ka qayb galayaashu ku soo bandhigi doonaan aragtidooda la xariira arrimaha siyaasada iyo doorashooyinka.

    Axmed Cabdi Shaakir oo ka socday hay’ada CRC ayaa ka hadlay muhiimada aqoon isweydaarsiga waxana uu sheegay inuu yahay mid la xoojinayo sidii ay dhalinyarada iyo haweenka uga qeybgali lahaayeen arrimaha siyaasadda dalka iyo doorashooyinka.

    “Waxaan u mahadcelinayaa dhamman ka qeybgalayaasha aqoon isweydaarsigan iyo maamulka degmada Cadaado oo suurtogeliyay sidii aqoon isweydaarsigan u qabsoomi lahaa.”ayuu yiri Axmed Cabdi Shaakir.

    Guddoomiye ku xigeenka Degmada Cadaado Nuur Yarow Xeyle ayaa daahfurey aqoon is weydaarsigan waxana uu kula dardaarmey dhalinyarada inay si hufan uga qayb qaataan mawduuca.

    “Nasiib ayay noo tahay in dhalinyarada iyo haweenka ay diyaar u yihiin inay ka qeybgalaan siyaasadda iyo doorashooyinka gaar ahaan xilligan dalka uu marayo xilli doorasho.”ayuu yiri gudoomiye ku xigeenka degmada.

    Aqoon isweydaarsiga maanta ka furmay degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxa uu ka mid yahay kuwa sare loogu qaadayo wacyiga dhalinyarada iyo haweenka si ay ugaga qeybgalaan arrimaha siyaasadda iyo doorashooyinka.

    tababar laga furay degmada cadaado



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya oo la kulmay Taliyaha AFRICOM

    January 18, 2021
    0

    Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha ka guddoomay Safiiro (SAWIRRO)

    January 18, 2021
    0

    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo xilka ka qaaday General ciidan

    January 18, 2021
    0

    Nin oday ahaa oo lagu dilay Gobolka Hiiraan iyo raggii dilay oo baxsaday

    January 18, 2021
    0

    Madaxweyne Qoorqoor oo galabta gaaray Gaalkacyo (SAWIRRO)

    January 18, 2021
    1

    G/sare Maxamed Dheere oo u geeriyooday dhaawacii Shabaab u gaysteen

    January 18, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Taliyeyaasha Sirdoonka Somalia, Itoobiya & Eritreya oo shir xasaasi ah ku leh Addis ababa

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya oo la kulmay Taliyaha AFRICOM

    January 18, 2021

    Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha ka guddoomay Safiiro (SAWIRRO)

    January 18, 2021

    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo xilka ka qaaday General ciidan

    January 18, 2021

    Nin oday ahaa oo lagu dilay Gobolka Hiiraan iyo raggii dilay oo baxsaday

    January 18, 2021

    Recent News

    Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya oo la kulmay Taliyaha AFRICOM

    January 18, 2021
    0

    Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha ka guddoomay Safiiro (SAWIRRO)

    January 18, 2021
    0

    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo xilka ka qaaday General ciidan

    January 18, 2021
    0

    Nin oday ahaa oo lagu dilay Gobolka Hiiraan iyo raggii dilay oo baxsaday

    January 18, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya oo la kulmay Taliyaha AFRICOM

    January 18, 2021

    Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha ka guddoomay Safiiro (SAWIRRO)

    January 18, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)