[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Turkiga oo nooc cusub oo mashruuc ka fuliyay dalka (SAWIRRO)

    Admin by Admin
    November 26, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    79
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter

    Turkiga ayaa nooc cusub oo mashruuc ah markii ugu horeysay ka fuliyay dalka, taasoo wax-ka-tari doonto baahi badan oo loo qabay.

    Hay’adda Horumarinta TIKA oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa mashruucaan oo isugu jiray shaybaarada biyaha, ciida, laamiga iyo qalabka dhismaha ka hirgelisay Jaamacadda Muqdisho (Mogadishu University).

    Munasabadda furitaanka ee mashruucaan ayaa waxaa ka qaybgalay Danjiraha Turkiga ee Somaliya, Amb Mehmet Yılmaz iyo xubno ka socday Wasaaradda Tamarta & Biyaha ee xukuumadda.

    Danjire Mehmet Yılmaz ayaa qoraal uu soo dhigay barta Safaaradda Turkiga ku leedahay Twitter-ka waxa uu ku sheegay inuu ku faraxsan yahay ka qaybgalka munaasabadaaasi.

    “Waxaan ku faraxsanahay inaan ka qaybgalo munaasabadda furitaanka shaybaarada biyaha, ciida, laamiga iyo qalabka dhismaha ee Jaamacadda Muqdisho.” Ayuu yiri Danjiraha.

    Danjire Yılmaz ayaa intaa ku daray “Shaybaaradan oo ah kuwii ugu horeeyay noociisa ee laga hirgeliyo Somaliya ayaa waxaa ku deeqday Hay’adda TIKA, waxaana loogu talagalay Kulliyadda Injineeriga Madaniga ee Jaamacadda.”

    Turkiga waa saaxiibka ugu weyn ee maanta Soomaali leedahay, iyadoo Dowladda Federaalka uu ka caawiyo kaabayaasha dhaqaalaha, dib u dhiska dalka iyo dhismaha ciidamada qalabka sida.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com

    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    30 Sano oo ka soo wareegatay markii xukunka laga tuuray Siyaad Barre( Warbixin Taariikheed) –

    January 26, 2021
    0

    The Italian Prime Minister would stop and seek a new government amid pandemic and political unrest –

    January 26, 2021
    0

    Another night of riots in the Netherlands over the curfew Covid-19 –

    January 26, 2021
    1

    European Union warns AstraZeneca of delayed delivery of Covid-19 vaccine –

    January 26, 2021
    0

    US Senate confirms former Fed Chairman Janet Yellen as the first woman to head the US Treasury Department –

    January 26, 2021
    1

    Canadian Parliament marks US far-right Proud Boys group “a terrorist unit” –

    January 26, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    30 Sano oo ka soo wareegatay markii xukunka laga tuuray Siyaad Barre( Warbixin Taariikheed) –

    January 26, 2021

    The Italian Prime Minister would stop and seek a new government amid pandemic and political unrest –

    January 26, 2021

    Another night of riots in the Netherlands over the curfew Covid-19 –

    January 26, 2021

    European Union warns AstraZeneca of delayed delivery of Covid-19 vaccine –

    January 26, 2021

    Recent News

    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    30 Sano oo ka soo wareegatay markii xukunka laga tuuray Siyaad Barre( Warbixin Taariikheed) –

    January 26, 2021

    The Italian Prime Minister would stop and seek a new government amid pandemic and political unrest –

    January 26, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)