[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Turkiga oo Somaliya ka sameysanaya saldhig uu ka dirayo dayax gacmeed

    Admin by Admin
    February 21, 2021
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    2
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Dowladda Turkiga ayaa qorsheynaysa inay hawada sare u dirto dayax gacmeed baaxad leh sanadka 2028, iyadoona ka diri doonto saldhig la filayo inay ka sameysato dalka Somaliya.

    Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in tallaabo aanan la fileyn oo dhanka cilmiga hawada ah soo kordhin doonaan.

    Madaxweyne Erdogan ayaa fagaare ka sheegay in dayax gacmeed ka turjumaya qaranimada Turkiga ay u diri doonaan meeraha sare, taasoo sida uu sheegay ku imaan doonto iskaashi heer caalami ah.

    “Dayax gacmeed aan leeyahay oo ka turjumaya qaranimadeena ayaan u diri doonnaa meeraha sare, taas oo ku imaanaysa iskaashi caalami ah. Xididadeena waxay ku jiri doonaan dhulka, laamaheenana waxay kor ugu bixi doonaan samada, waxaan joognaa dhulka, laakiin waxaan ku sii jeednaa hawada sare.” Ayuu yiri Madaxweyne Erdogan.

    Barnaamijkan waxaa ku bixi doono lacag dhan hal bilyan oo dollarka Mareykanka, dad badan oo Soomaaliyeed-na waxay u noqon doontaa shaqo abuur, inta uu dhismihiisu socdo.

    Halkan ka daalaco warbixin uu ka diyaariyay Wariyaha VOA, Jacfar Kuukaay.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com







    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo markale ku kulmaya Hotel Decale

    March 4, 2021
    1

    Israel iyo Maxkamadda Adduunka oo qoorta iskula jira

    March 4, 2021
    1

    Shirkii uu Madaxweyne Farmaajo ku baaqay oo u muuqdo in uu fashilmay

    March 4, 2021
    1

    Bankiga Dhexe Somaliya oo war ka soo saaray isticmaalka 50-ka dollar

    March 4, 2021
    1

    Dugsi Sare oo ku yaala Canada oo Hodan Naaleeye loogu magac-daray

    March 4, 2021
    1

    Qorshaha dowladda uga degsan dayaca ka jira Isbitaal Martini

    March 4, 2021
    1

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {04-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021

    Bar Xog Wareysi {04-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021

    Shirkii RW Rooble iyo Musharrixiinta oo furmay – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021

    QM oo sheegtay in ‘G.Tigrey ay ka dhaceen Falal noqon kara dambiyo’ – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021

    Recent News

    Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {04-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    0

    Bar Xog Wareysi {04-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    0

    Shirkii RW Rooble iyo Musharrixiinta oo furmay – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    0

    QM oo sheegtay in ‘G.Tigrey ay ka dhaceen Falal noqon kara dambiyo’ – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {04-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021

    Bar Xog Wareysi {04-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)