[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Ugaaskii Beesha Xawaadle oo caawa ku geeriyooday Magaalada Muqdisho

    Admin by Admin
    February 23, 2021
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    2
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Allaha u naxariistee waxaa caawa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Ugaaskii Beesha Xawaadle, Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble, oo muddooyinkii ugu dambeysay ku sugnaa magaalada.

    Wararka ayaa sheegaya in Ugaas Xasan Ugaas Khaliif uu u geeriyooday xanuunsidaha COVID-19, oo maalmo ka hor uu ku dhacay.

    Gudoomiyaha Midowga Musharaxiinta, Shariif Sheekh Axmed ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble.

    “Waxaan guud ahaan tacsi u dirayaa ummadda Soomaaliyeed, anigoo ka tacsiyeynaya geerida Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble, Ugaaskii Beesha Xawaadle oo Magaalada Muqdisho ku geeriyooday. Si gaar ah waxaan tacsi ugu dirayaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Ugaaska, samir iyo iimaan Allaha naga siiyo.” Ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed.

    Ugaas Xasan ayaa 25-kii bishii July ee sanadkii 2016 lagu caleemo saaray deegaanka Ceel-Jaale ee duleedka Magaalada Beledweyne, ka dib markii uu geeriyooday walaalkii Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif.

    Ugaas Xasan ayaa si weyn uga soo muuqday Warbaahinta, ka dib markii uu si adag uga horyimid Dhismaha Maamulka Hirshabelle, xilligii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

    Ugaas Xasan ayaan ka hor imaan doorashadii 11-kii bishii November ka dhacday Magaalada Jowhar, laguna soo doortay Madaxweynaha cusub ee Hirshabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), xilli dadka reer Hiiraan ay qaybtood ka soo horjeesteen, sababtuna ay tahay Ugaaska oo heshiis is afgarad ahi la gaaray Dowladda Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Wararkii ugu dambeeyay xaaladda COVID-19 ee dalka

    March 7, 2021
    2

    Mahad Karataay oo ka hadlay weerarkii ay ku galeen jeelka Boosaaso

    March 7, 2021
    1

    Dowladda oo gurmad gaarsiinaysa dadka ay abaaruhu ku saameeyeen Gedo

    March 7, 2021
    0

    Sacuudiga oo dhexda ka qabtay 8 diyaarad oo lagu soo weeraray

    March 7, 2021
    1

    Madaxda Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada oo ku kulmaya Muqdisho

    March 7, 2021
    0

    Rooble oo aqbalay soo jeedintii maanta ee Midowga Musharaxiinta

    March 7, 2021
    1

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Sheekh Umal oo fariin u diray Saciid Deni iyo Axmed Madoobe – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021

    Barnaamijka Ciyaaraha 08- 03- 2021 – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021

    Barnaamijka Ogaal (08-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021

    Cumar Filish oo sheegay in tilaabo laga qaadi doono cid walbo oo qaadan Facemask( ama (weji xirka) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021

    Recent News

    Sheekh Umal oo fariin u diray Saciid Deni iyo Axmed Madoobe – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021
    0

    Barnaamijka Ciyaaraha 08- 03- 2021 – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021
    0

    Barnaamijka Ogaal (08-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021
    2

    Cumar Filish oo sheegay in tilaabo laga qaadi doono cid walbo oo qaadan Facemask( ama (weji xirka) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021
    1
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Sheekh Umal oo fariin u diray Saciid Deni iyo Axmed Madoobe – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021

    Barnaamijka Ciyaaraha 08- 03- 2021 – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)