[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Uganda oo ciidamo kala baxeyso Somaliya

    Admin by Admin
    January 6, 2021
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    12
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa shaaciyay in dowladiisa ay Somaaliya kala baxeyso CIidamo si gaar ah u tababaran, kuwaas oo ku howlgalla Magaca Amisom

    Madaxweyne Musaveni ayaa sheegay in Ciidamadaas ay ka qeyb qaadan doonaan howlaha sugida Amniga doorashooyinka ka dhacaya gudaha dalkaasi Uganda 14-ka Bishaan si looga feejignaado falal amni darr oo dhaca.

    Ciidmada ayuu sheegay inay si gaar ah u ilaalin doonaan Amniga Guud ee Caasimadda dalka Uganda ee Kampala, isla markaana inay Soomaaliya Ciidamada kala baxaan ay ku qasabtay sababo la xiriira dhanka Amniga.

    “Xubnaha Mucaaradka waxay ku hanjabeen inay gubayaan kaalimaha shidaalka ee Kampala. Waxaan rabaa inaan idiin xaqiijiyo inaysan jirin cid gubaysa Kampala, ”ayuu yiri Museveni.

    Cabsida la xiriira dhinaca amniga ee dalka Uganda ayaa timid wixii ka dambeeyay markii uu dhacay dhawaan iska horimaadyo maalmo socday oo u dhaxeeyay taageerayaasha mucaaradka, kadib markii Boolisku xireen Musharax Madaxweyne ahna Muusikiistaha Caanka ah ee lagu Magacaabo Robert Kyagulanyi.

    Dowladda Uganda ayaa ah dowladda ugu badan ay Soomaaliya ka joogaan Ciidamada ku howlgalla Magaca Amisom, iyaga oo Ciidamada dowladda ka taageeraya dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com







    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Magaalada Muqdisho oo laga dhigey banaanbax looga soo horjeedo dilkii Guddoomiye Dhagajuun –

    January 21, 2021
    0

    Mid ka mida askartii dishay Gudoomiye Dhegajuun oo baxsaday

    January 21, 2021
    0

    Dowlada Ingiriiska oo ugu baaqday Dowlada Federalka in heshiis la gaarto Dowlad goboleedyada –

    January 21, 2021
    0

    Wasiir Beyle oo maanta booqday Safaaradda Turkiga ee Muqdisho

    January 21, 2021
    1

    Joe Biden oo bilaabay wax ka bedelka siyaasadihii Trump iyo Soomaalida oo soo dhaweysay

    January 21, 2021
    0

    Covid-19 restrictions on staying in place, Macron warns protesting students –

    January 21, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Taliyeyaasha Sirdoonka Somalia, Itoobiya & Eritreya oo shir xasaasi ah ku leh Addis ababa

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Magaalada Muqdisho oo laga dhigey banaanbax looga soo horjeedo dilkii Guddoomiye Dhagajuun –

    January 21, 2021

    Mid ka mida askartii dishay Gudoomiye Dhegajuun oo baxsaday

    January 21, 2021

    Dowlada Ingiriiska oo ugu baaqday Dowlada Federalka in heshiis la gaarto Dowlad goboleedyada –

    January 21, 2021

    Wasiir Beyle oo maanta booqday Safaaradda Turkiga ee Muqdisho

    January 21, 2021

    Recent News

    Magaalada Muqdisho oo laga dhigey banaanbax looga soo horjeedo dilkii Guddoomiye Dhagajuun –

    January 21, 2021
    0

    Mid ka mida askartii dishay Gudoomiye Dhegajuun oo baxsaday

    January 21, 2021
    0

    Dowlada Ingiriiska oo ugu baaqday Dowlada Federalka in heshiis la gaarto Dowlad goboleedyada –

    January 21, 2021
    0

    Wasiir Beyle oo maanta booqday Safaaradda Turkiga ee Muqdisho

    January 21, 2021
    1
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Magaalada Muqdisho oo laga dhigey banaanbax looga soo horjeedo dilkii Guddoomiye Dhagajuun –

    January 21, 2021

    Mid ka mida askartii dishay Gudoomiye Dhegajuun oo baxsaday

    January 21, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)