[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Ururka Al Shabaab oo ka hadlay sababta ay u dileen General Galaal

    Admin by Admin
    February 1, 2021
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    0
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Ururka Al Shabaab ayaa bayaan ka soo saaray weerarkii shalay galab ay ku galeen Hotel Afrik ee Magaalada Muqdisho iyo dilka General Maxamed Nuur Galaal.

    Bayaanka Al Shabaab ayaa u qornaa:-

    Ciidamada Mujaahidiinta oo Allaah kaashanaya ayaa waxay galabta weerar ku qaadeen xarun kamid ah xarumaha cadawgu ku leeyahay Magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku sugnaayeen masuuliyiin iyo saraakiil ka tirsan kooxda ridada ah.

    Weerarka oo iskugu jiray camaliyad istish-haadi ah iyo inqimaasiyo ayaa Allaah fadligiis sidii loo qorsheeyay u dhacay. Waxaa Mujaahidiinta u suurtagashay inay gacanta ku dhigaan xaruntii bartilmaameedku ahaa kadib markii ay cagta mariyeen ilaaladii halkaas ku sugnayd.

    Weerarka ayaa qaatay muddo saacado ah waxayna Mujaahidiintii xarunta qabsaday dhawr jeer oo isxigxigta jebiyeen ciidamadii kala duwanaa ee kusoo yaacay xarunta si ay u badbaadiyaan madaxdoodii halkaas ku dhuumaalaysanaysay.

    Tirakoobka hordhaca ah ee weerarku wuxuu cadaynayaa in cadawga halkaas looga dilay 23 xubnood, dhaawucuna uu gaarayo 40. Waxaa kale oo jira burbur xooggan oo gaaray xaruntii la beegsaday.

    Mid kamid kamid xubnaha ugu muhiimsan ee cadawga looga dilay hawlgalkaas waa Jeneraal Maxamad Nuur Galaal, kaas oo ahaa bartilmaameedka koowaad ee hawlgalkaas.

    Galaal ayaa muddo dheer waxaa uu ahaa nin u heellan loona soo carbiyay la dagaalanka ku dhaqanka Shareecada Islaamka, waxaa uu aqoontiisa iyo khibradiisa dhanka sirdoonka ciidamada ah u adeegsan jiray inuu kula dagaalamo Mujaahidiinta. Waxaa uu ku lug lahaa hagardaamooyin dhawr ah oo ay gaaladu ku dileen rag Mujaahidiin ah. Waxaa raggaas kamid ahaa Macalim Aadan Xaashi Cayrow – Allaha shahaadadiisa haka aqbalee – kaas oo ku shahiiday duqayn ay Maraykanku ka geysteen Magaalada Dhuusamareeb bishii May 2008.

    Wuxuu sidoo kale ku lug lahaa abaabulka dagaallo ka dhan ah Mujaahidiinta, wuxuu kaalin lixaad leh ka qaatay abaabulka maleeshiyaad mushrikiin ah oo ay xabashida Itoobiya ku dhistay kuna hubaysay gobollada dhexe, wuxuu dadaal xooggan ku bixiyay yagleelidda waxa loogu yeero maamulka Galmudug ee ashahaado la dirirka ah.

    Kadib saddex iyo toban sano oo ay Mujaahidiintu ku raadjoogeen, ugu dambayntii galabta ayay Mujaahidiintu ugu dheceen qolkii uu ku dhuumaalaysanayay ee xarunta uu ka deganaa Magaalada Muqdisho, halkaas ayayna kusoo afjareen taariikhdiisii dheereeyd ee ku dhisnayd gaala kalkaalnimada, Shareeca la dagaalanka iyo dhiigyacabnimada.

    Dilka Jeneraal Galaal waxaa ay cadaalad siinaysaa agoon badan oo uu aabayaashood xaqdarro ku laayay, hooyooyin badan oo uu ubadkoodii gumaaday iyo cid walba oo dhibane u noqotay hagardaamooyinkiisii.

    Ugu dambayntii, waxaan halkaan digniin uga soo jeedinaynaa cid walba oo ku dhiiratay una soo qalab qaadatay la dagaalanka ku dhaqanka Shareecada Islaamka. Waxaan idin leenahay Ilaahay u tawbad keena, kana soo laabta dhabaha qalloocan ee aad ku socottaan. Ku waana qaatta wixii ku dhacay kuwii dariiqaas idinka horeeyay kuna halaagsamay oo uu Galaal kamid yahay.

    Haddii aad sidaas yeeli waysaan, ha dheeraatto ama ha dhawaattee gacanta Mujaahidiintu way idin soo gaari doontaa, waxay idinkugu soo geli doonaan goob walba oo aad ku dhuulaamaysanaysaan, waxaadna la kulmi doontaan ciqaabta aad mudantihiin insha-Allah.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Rooble “Dowladdu waxay xaqiijinaysaa qoondada haweenka ee 30%”

    March 8, 2021
    3

    Macluumaad la xiriira xaaladda COVID-19 ee dalka

    March 8, 2021
    1

    Midowga Musharaxiinta oo qoraal u diray Wasiiro Dibadeedyo iyo Madaxda Ururo Caalamiya

    March 8, 2021
    0

    Muqdisho: Askari ka hortagay kooxo bastoolado ku hubeysnaa

    March 8, 2021
    4

    Dowladda oo soo rogeysa ganaax adag (SAWIRRO)

    March 8, 2021
    2

    Kumaandoos lagu soo tababaray Turkiga oo Muqdisho soo gaaray (SAWIRRO)

    March 8, 2021
    3

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Barnaamijka Falanqeynta Wararka (09-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021

    Dhalin yaro Soomaali ah oo ku biirtay ciidamada cirka ee Itoobiya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021

    Casharka Tafsiirka {09-03-2021}= Suuratu {mulki} Darsigii 2aad-{708} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021

    WARKA SUBAX 8:00 AM (09-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021

    Recent News

    Barnaamijka Falanqeynta Wararka (09-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021
    0

    Dhalin yaro Soomaali ah oo ku biirtay ciidamada cirka ee Itoobiya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021
    0

    Casharka Tafsiirka {09-03-2021}= Suuratu {mulki} Darsigii 2aad-{708} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021
    0

    WARKA SUBAX 8:00 AM (09-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Barnaamijka Falanqeynta Wararka (09-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021

    Dhalin yaro Soomaali ah oo ku biirtay ciidamada cirka ee Itoobiya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)