[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Wararkii ugu dambeeyay ee dalka Ethiopia kadib qabsashadii Mekelle

    Admin by Admin
    November 30, 2020
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    84
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Waxaa soo baxaya warar kala duwan oo ku saabsan xaalada guud ee deegaanada ismaamulka Tigray kadib markii ay ciidamada milatariga dowlada Ethiopia ay la wareegeen magaalada Mekelle ee xarunta ismaamulka Tigray.

    Hoggaamiyaha TPLF Debretsion Gebremichael ayaa sheegay in ciidamadiisa ay dagaal kula jiraan militeriga Itoobiya meel u dhaw caasimadda Mekelle oo labo maalin ka hor ay la wareegeen ciidamada dowladda.

    Maamulka TPLF ayaa sheegay inay dib u qabsadeen magaalada labaad ee ugu weyn gobolka ee Axum isla markaana ay soo rideen diyaarad dagaal oo ay leeyihiin ciidamada Itoobiya.

    Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Itoobiya oo la yiraahdo Zadig Abraha ayaa been ku tilmaamay sheegashada TPLF ee ah inay dib ula wareegeen Axum.

    Maamulka Tigray ayaa sheegay inay soo rideen diyaarad dagaal oo ay leedahay dowladda Itoobiya isla markaana ay qabteen duuliyihii waday diyaaradda xilli uu afar toddobaad galay dagaalka ka socdo gobolkaas, sida uu ku warramay teleefishinka maamulka Tigray.

    “Diyaarad dagaal nooca MIG oo ay soo direen ciidamada diktaatooriga ah ee Abiy iyo Isaias, madaxweynaha Eritrea si ay u xasuuqdo shacabka Tigray ayaa waxaa soo riday ciidamada difaaca Tigray meel u dhaw deegaanka Abiy Adi oodhaca bartamaha gobolka, duuliyiihii diyaaraddana waa la qabtay” ayuu ku warramay teleefishinka maamulka Tigray.

    Dhinaca kale, Abiy oo TPLF ku eedeeyay inay ka dambeeyeen qalaalasihii Itoobiya ee qowmiyadaha

    Ra’iisul Wasaaraha oo maanta ka hadlayay baarlamaanka ayaa ku eedeeyay TPLF inay ka dambeeyeen 113 dhacdooyin oo ku saabsan dagaallo u dhexeeyay qowmiyadaha qaar iyo dagaal diimeed ka dhacay dalka Itoobiya tan iyo markii uu xilka qabtay sanadkii 2018-kii si loo wiiqo dowladdiisa.

    Abiy wuxuu sheegay in boqolkiiba 99 weeraradii duqeymaha ahaa ee la fuliyay Tigray lala beegsaday halkii loogu talagalay isla markaana aysan ka dhalan wax khasaare ah.

    Waxaa aad u adag in la xaqiijiyo wararka gobolkaasi laga helayo maadaama isgaarsiinta ay go’an tahay.

    Dowladda Itooobiya ayaa sheegtay inay ugaarsaneyso oo ay ku raadjoogto hogaamiyayaashii gobolka Tigrey, ka dib markii ay dowladda federaalka sheegtay inay la wareegtay magaalada madaxda Tigrey ee Mekelle uuna joogsaday howlgalkii laga waday gobolka Tigray.



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Kenya oo saddex mar Soomaaliya uga guuleysatay dhinaca Diblomaasiyadeed –

    January 28, 2021
    0

    Dowlada Maraykanka oo ka Digtey Argagaxiso Gudaha ah –

    January 28, 2021
    0

    Dowladda oo wafdi Wasiiro iyo Saraakiil ciidan u dirtay Doolow (SAWIRRO)

    January 28, 2021
    0

    Kenya maku oor kacsan doontaa warbixintii Guddiga xaqiiqo raadinta?

    January 28, 2021
    0

    France’s Yannick Bestaven wins Vendee Globe solo sailing race worldwide –

    January 28, 2021
    0

    Amnesty reprimands France for weapons used against protesters in Lebanon –

    January 28, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Kenya oo saddex mar Soomaaliya uga guuleysatay dhinaca Diblomaasiyadeed –

    January 28, 2021

    Dowlada Maraykanka oo ka Digtey Argagaxiso Gudaha ah –

    January 28, 2021

    Dowladda oo wafdi Wasiiro iyo Saraakiil ciidan u dirtay Doolow (SAWIRRO)

    January 28, 2021

    Kenya maku oor kacsan doontaa warbixintii Guddiga xaqiiqo raadinta?

    January 28, 2021

    Recent News

    Kenya oo saddex mar Soomaaliya uga guuleysatay dhinaca Diblomaasiyadeed –

    January 28, 2021
    0

    Dowlada Maraykanka oo ka Digtey Argagaxiso Gudaha ah –

    January 28, 2021
    0

    Dowladda oo wafdi Wasiiro iyo Saraakiil ciidan u dirtay Doolow (SAWIRRO)

    January 28, 2021
    0

    Kenya maku oor kacsan doontaa warbixintii Guddiga xaqiiqo raadinta?

    January 28, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Kenya oo saddex mar Soomaaliya uga guuleysatay dhinaca Diblomaasiyadeed –

    January 28, 2021

    Dowlada Maraykanka oo ka Digtey Argagaxiso Gudaha ah –

    January 28, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)