[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Wararkii ugu dambeeyay hawlgalka lagu baadigoobayo maleeshiyadii Saraakiisha leysay

    Admin by Admin
    December 11, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    50
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya Kumaandooska Danab iyo Nabad Suggida Galmudug ayaa weli ku hawlan baadigoobka loogu jiro maleeshiyaad la sheegay in maalin ka hor ay Gobolka Galgaduud ku dishay Saraakiil ka tirsanaa Qaybta 21aad ee Ciidanka Xoogga Dalka.

    Wasiirka Warfaafinta Galmudug, Axmed Shire Falagle ayaa xaqiijiyay in weli uu hawlgalku socdo, isagoo intaa ku daray in maleeshiyadaasi laga baadigoobayo dhul illaa 150km ka baxsan halka uu weerarku ka dhacay.

    Wasiirka ayaa goor sii horeysay sheegay in gacanta lagu soo dhigay hal nin, oo si dhow loola xiriirinayo maleeshiyadii dilka gaysatay.

    Goor dhow oo caawa ah waxaa soo baxay warar sheegaya in Ciidamada Dowladda ay gacanta ku soo dhigeen afar nin oo kale, kuwaa oo midkood la sheegay in uu dhaawac yahay.

    Dhanka kale Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa guddi wasiiro ah u magacaabay baaritaanka dhacdadaasi. Guddiga ayaa loo igmaday in ay si dhow u soo baaraan weerarkaasi iyo weliba ciddii ka masuulka ahayd, si sharciga loo horkeeno.

    Saraakiisha la dilay ayaa gelinkii dambe ee Arbacadii ka tagay Degmada Guriceel, ka hor inta aanu weerar jidgal ah ku qabsan wadada xiriirisa Degmooyinka Guriceel iyo Balanballe.

    Saraakiishan oo toddobo ahayd ayaa shan ka mida la dilay, sida uu xaqiijiyay Axmed Shire Falagle, Wasiirka Warfaafinta Galmudug.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com







    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Wararkii ugu dambeeyay xaaladda COVID-19 ee dalka

    March 7, 2021
    2

    Mahad Karataay oo ka hadlay weerarkii ay ku galeen jeelka Boosaaso

    March 7, 2021
    1

    Dowladda oo gurmad gaarsiinaysa dadka ay abaaruhu ku saameeyeen Gedo

    March 7, 2021
    0

    Sacuudiga oo dhexda ka qabtay 8 diyaarad oo lagu soo weeraray

    March 7, 2021
    1

    Madaxda Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada oo ku kulmaya Muqdisho

    March 7, 2021
    0

    Rooble oo aqbalay soo jeedintii maanta ee Midowga Musharaxiinta

    March 7, 2021
    1

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Barnaamijka Kulanka KNN (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021

    WARKA HABEEN 8:00PM (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021

    Wararkii ugu dambeeyay xaaladda COVID-19 ee dalka

    March 7, 2021

    Bar Xog Wareysi {07-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021

    Recent News

    Barnaamijka Kulanka KNN (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    0

    WARKA HABEEN 8:00PM (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    0

    Wararkii ugu dambeeyay xaaladda COVID-19 ee dalka

    March 7, 2021
    2

    Bar Xog Wareysi {07-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Barnaamijka Kulanka KNN (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021

    WARKA HABEEN 8:00PM (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)