[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Wararkii ugu dambeeyay Khasaaraha ka dhashay Ismiidaaminta Injineerada Turkiga lagu qaaday

    Admin by Admin
    January 2, 2021
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    15
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Khasaaraha dhimashada & midka dhaawaca ah ee ka dhashay Qarax Ismiidaamin ah oo Shabaab ay ku qaadeen Ciidamada & Injineerada Turkiga ee ku hawlan dhismaha wadada isku xirta Muqdisho & Afgooye.

    Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga oo ka hadashay qaraxaasi ayaa waxa ay cambaareysay weerarkaasi, waxaana ay sheegtay waxyeelo inay ka soo gaartay muwaadiniin Turki ah.

    Turkiga ayaa xaqiijiyay in hal Muwaadin uu qaraxaas uga geeriyooday, halka afar kalena ay dhaawacyo soo gaareen, kuwaasi oo ka mid ahaa Injineero dhisayay wadada isku xirta Magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

    Al Shabaab oo sheegatay masuuliyadda Qaraxan waxa ay sheegeen inay ku dileen muwaadin u dhashay dalka Turkiga, sidoo kalena ay ku dhaawaceen Askar ka tirsan Booliska Haramcad.

    Weerarkaasi Ismiidaaminta ah ayaa wuxuu si gaar ah uga dhacay inta u dhaxeysa Lafoole & Xaawo Cabdi, gaar ahaan halka loo yaqaan Sos oo dhismaha wadada ay mareyso.

    Waa markii labaad oo qarax ismiidamin ah lagu weeraro Injineerada dhismaha ka wada wada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye, waxaana ay aheyd 28-kii Bishii December ee sanadkii 2019 markii qarax Gaari loo adeegsaday lagu weeraray Injineerada Turkiga xilli ay ku sugnaayeen Isgoyska Ex-Koontorool Afgooye, waxaana qaraxaasi ku dhintay dad u badnaa Shacab.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com







    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Khayre: Bannaanbixii Sabtida waala carqaladeeyay, dib ayaana loo dhigay

    March 5, 2021
    0

    Madaxweynaha Puntland oo gaaray Magaalada Boosaaso (SAWIRRO)

    March 5, 2021
    0

    Shabaab oo sheegtay weerarkii jeelka Boosaaso, sheegayna sababta ay u weerareen

    March 5, 2021
    1

    Faah faahin: Weerarkii xalay lagu galay jeel weyn ee Boosaaso

    March 5, 2021
    1

    Kulankii Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo natiijo la’aan ku soo dhammaaday

    March 5, 2021
    0

    Weerar qaraxyo ku bilowday oo caawa lagu qaaday jeelka Boosaaso

    March 5, 2021
    1

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Puntland oo sheegtay in dagaal ka dhacay G/ Bari lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021

    Khayre: Bannaanbixii Sabtida waala carqaladeeyay, dib ayaana loo dhigay

    March 5, 2021

    Maxaa ka soo kordhay qaraxa caawa ka dhacay Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021

    Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (05=03=2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021

    Recent News

    Puntland oo sheegtay in dagaal ka dhacay G/ Bari lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021
    0

    Khayre: Bannaanbixii Sabtida waala carqaladeeyay, dib ayaana loo dhigay

    March 5, 2021
    0

    Maxaa ka soo kordhay qaraxa caawa ka dhacay Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021
    0

    Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (05=03=2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Puntland oo sheegtay in dagaal ka dhacay G/ Bari lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021

    Khayre: Bannaanbixii Sabtida waala carqaladeeyay, dib ayaana loo dhigay

    March 5, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)