[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Wasiir Dubbe oo lagu wado inuu Warbaahinta la hadlo

    Admin by Admin
    February 6, 2021
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    1
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter

    Cismaan Abokar Dubbe, Wasiirka Warfaafinta Somaliya ayaa waxaa lagu wadaa inuu faah faahiyo kulamadii ugu dambeeyay ee shirka Magaalada Dhuusamareeb.

    Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Somaliya, Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa sheegay in wax badan laga sheegay shirka Magaalada Dhuusamareeb, xaqiiqooyinka la xiriirana uu dadka la wadaagi doono Wasiirka Warfaafinta.

    Agaasimaha ayaa qoraal uu ku daabacay bartiisa xiriirka dadweynaha waxaa uu ku sheegay in Wasiir Dubbe uu Warbaahinta uga xog warami doono halka ay wax marayaan.

    “Wax badan ayaa laga sheegay wadahadalada ka socda Magaalada Samareeb. Si kastaba ha-ahaatee waxaan dhawaan ka maqli doonnaa xaqiiqooyinka ku saabsan macluumaadka shirka, Wasiirka Warfaafinta, Cismaan Abokar Dubbe. Wasiirka ayaa la hadli doono Warbaahinta, wuxuuna dadkeena la socodsiin doonnaa kulamadii ugu dambeeyay oo Jimcihiina ay ku jirto.” Ayuu yiri Agaasimaha.

    Shirka Dhuusamareeb ayaa waxaa tan iyo Arbacadii looga hadlaya saddexda qodob ee kala ah cidda soo xuleysa Xildhibaanada Gobolada Waqooyi, arrinta Gobolka Gedo iyo diidmada horaan laga muujiyay Xubnaha Guddiga Doorashooyinka qaarkood, oo Golaha Midowga Musharaxiinta dalbadeen in la bedelo.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Nigeria: Waxaa lasii daayay gabdho todobaadkii hore laga afduubtay iskuul ay dhiganayeen – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    0

    Mucaaradka oo Farmaajo ku eedeeyay inuu ‘carqaladeynayo’ wadahadalada iyaga iyo Rooble – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    0

    Beesha Caalamka oo baaq cusub ka soo saartay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    0

    WARKA DUHUR (02-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    0

    Barnaamijka Ciyaaraha (02-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    0

    Barnaamijka Ogaal (02-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Nigeria: Waxaa lasii daayay gabdho todobaadkii hore laga afduubtay iskuul ay dhiganayeen – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021

    Mucaaradka oo Farmaajo ku eedeeyay inuu ‘carqaladeynayo’ wadahadalada iyaga iyo Rooble – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021

    Beesha Caalamka oo baaq cusub ka soo saartay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021

    WARKA DUHUR (02-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021

    Recent News

    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Nigeria: Waxaa lasii daayay gabdho todobaadkii hore laga afduubtay iskuul ay dhiganayeen – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021

    Mucaaradka oo Farmaajo ku eedeeyay inuu ‘carqaladeynayo’ wadahadalada iyaga iyo Rooble – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)