[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Wasiirka Amniga Hirshabelle oo faah faahiyay cilad ku timid Diyaarad uu la socday G/Baarlamaanka Hirshabelle

    Admin by Admin
    December 1, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    87
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Kadib markii cilad farsamo ay ku timid diyaarad uu la socday Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle & tiro Xildhibaano ah, kuwaasi oo ka ambabaxay Jowhar, kuna sii jeeday Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, ayaa Wasiirka Amniga Hirshabelle wuxuu faah faahin ka bixiyay arrintaasi.

    Maxamed Khayre Wasiirka Amniga Hirshabelle ayaa qoraal uu soo dhigay Boggiisa xiriirka Bulshada wuxuu ku sheegay diyaarad nooceeda uu yahay Fokker 50(50Qaad) oo ay leedahay shirkada SOM EXPRESS inay ka raaceen Jowhar, kuna sii jeedeen Magaalada Beledweyne.

    Waxa uu sheegay Diyaarad oo 10 daqiiqo u jirta Magaalada Beledweyne cilad inay ku timid mid ka mid Matoorada Diyaarada, islamarkaana uu damay hal mator, iyadoo duuliyihii diyaarada go,aan uu ku qaatay inuu ka dajiyo dadkii saarnaa diyaarada Magaalada Muqdisho.

    “Waxaan kamid ahaa wafdi uu hogaaminayay Guddomiyaha Baarlamaanka Hirshaballe Mudane Abdihakim Luqmaan oo ka kooban wasiiro, Xildhibano, Saraakiil iyo howlwadeenada Barlamaanka Hirshabelle, Garoonka Casimada dowlad goboledka Hirshabelle ee jowhar ayaan ka raacnay diyarada nuuceda tahay Fokker 50(50Qaad) oo eey lee dahay shirkada SOM EXPRESS waxeyna aheeyd inay nageyso magalada Baladweyne oo uu ahaa ujeedka safarkena inaan halkaas tagno, Xili aan ku dhaween Magaalada Baladweyne qiyaastiina aan ujirno wax ka yar 10daqiiqo ayaa waxaa naga damay matoor ka mid ah 2dii Matoor ay diyaarada ku shaqeynaysay sida kaaga muuqato muuqaalka hoose, markii ay ciladaas dhacday waxaan filaynay in halka matoorka ee inoo shaqeenayo aan ku tagi karno Baladweyne maadaama ay aad inooga dhaweed laakiin nasiib daro duuliyihii diyaarada ayaa ku adkeestay inuu naga dajiyo garoonka Magaalada Muqdisho oo qiyaastii safar ahaan qaadaneyo inaan tagno 50daqiiqo, nasiib wanaag ilaahey wuu nagu nabad keenay halkii matoor muqdisho Alxamdulilah.” Ayuu Bartiisa xiriirka Bulshada ku soo qoray Wasiirka Amniga Hirshabelle.

    Xubnaha Wafdigan ayaa hadda waxa ay ku sugan yihiin Magaalada Muqdisho, balse ujeedka safarkooda ayaa ahaa Magaalada Beledweyne.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com







    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    North Korea oo soo bandhigtay gantaalka ugu weyn dunida (SAWIRRO)

    January 18, 2021
    0

    Uganda’s opposition leader Bobi Wine is under “house arrest” after a controversial vote, the party said –

    January 17, 2021
    0

    France launches public consultation on cannabis legalization –

    January 17, 2021
    0

    Legendary music producer Phil Spector has died at the age of 81 –

    January 17, 2021
    0

    Joe Biden oo xayiraada ka qaadaya muwaadiniin ay Soomaali ku jirto –

    January 17, 2021
    0

    France may require rapid Covid-19 tests from Irish truck drivers arriving by sea, not UK –

    January 17, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Taliyeyaasha Sirdoonka Somalia, Itoobiya & Eritreya oo shir xasaasi ah ku leh Addis ababa

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    North Korea oo soo bandhigtay gantaalka ugu weyn dunida (SAWIRRO)

    January 18, 2021

    Uganda’s opposition leader Bobi Wine is under “house arrest” after a controversial vote, the party said –

    January 17, 2021

    France launches public consultation on cannabis legalization –

    January 17, 2021

    Legendary music producer Phil Spector has died at the age of 81 –

    January 17, 2021

    Recent News

    North Korea oo soo bandhigtay gantaalka ugu weyn dunida (SAWIRRO)

    January 18, 2021
    0

    Uganda’s opposition leader Bobi Wine is under “house arrest” after a controversial vote, the party said –

    January 17, 2021
    0

    France launches public consultation on cannabis legalization –

    January 17, 2021
    0

    Legendary music producer Phil Spector has died at the age of 81 –

    January 17, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    North Korea oo soo bandhigtay gantaalka ugu weyn dunida (SAWIRRO)

    January 18, 2021

    Uganda’s opposition leader Bobi Wine is under “house arrest” after a controversial vote, the party said –

    January 17, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)