[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Wasiirkii hore ee Amniga Puntland oo sabab aan la aqoon ugu geeriyooday Garoowe

    Admin by Admin
    December 30, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    20
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Wasiirkii hore ee Wasaaradda Amniga Puntland, Axmed Cabdullaahi Yuusuf (Axmed Dowlad) ayaa xalay ku geeriyooday Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal.

    Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyadeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid marxuum Axmed Cabdullaahi Yuusuf.

    Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu yiri “Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan Dowladdaba waxa uu ka tacsiyaynayaa geerida Alle naxariistii Janno haka waraabiyee Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Axmed Cabdullaahi Yuusuf (Dowlad).”

    “Madaxweynaha Puntland waxa uu tiiraanyada geerida Wasiirka la wadaagayaa ummadda Soomaaliyeed, Shacabka Puntland, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo qoyskii uu ka baxay marxuumku, waxa uu Alle uga baryayaa inuu dembigiisa dhaafo, su’aasha qabriga u sakhiro , Jannatul fardawsana ka waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo eheladiisii.”

    Ma cadda sababta geeridiisa, ha yeeshee Sabtidii ayuu qayb ka ahaa xubno Magaalada Garoowe ku soo dhaweeyay Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle.

    Axmed Dowlad ayaa ka mid ahaa Maamulkii Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, labadii sano ee ugu dambeysay.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Dowlada Maraykanka oo ka Digtey Argagaxiso Gudaha ah –

    January 28, 2021
    0

    Dowladda oo wafdi Wasiiro iyo Saraakiil ciidan u dirtay Doolow (SAWIRRO)

    January 28, 2021
    0

    Kenya maku oor kacsan doontaa warbixintii Guddiga xaqiiqo raadinta?

    January 28, 2021
    0

    France’s Yannick Bestaven wins Vendee Globe solo sailing race worldwide –

    January 28, 2021
    0

    Amnesty reprimands France for weapons used against protesters in Lebanon –

    January 28, 2021
    0

    Booliska oo gacanta ku dhigay nin kufsaday gabar 8 jira, ka dibna dilay

    January 28, 2021
    2

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Dowlada Maraykanka oo ka Digtey Argagaxiso Gudaha ah –

    January 28, 2021

    Dowladda oo wafdi Wasiiro iyo Saraakiil ciidan u dirtay Doolow (SAWIRRO)

    January 28, 2021

    Kenya maku oor kacsan doontaa warbixintii Guddiga xaqiiqo raadinta?

    January 28, 2021

    France’s Yannick Bestaven wins Vendee Globe solo sailing race worldwide –

    January 28, 2021

    Recent News

    Dowlada Maraykanka oo ka Digtey Argagaxiso Gudaha ah –

    January 28, 2021
    0

    Dowladda oo wafdi Wasiiro iyo Saraakiil ciidan u dirtay Doolow (SAWIRRO)

    January 28, 2021
    0

    Kenya maku oor kacsan doontaa warbixintii Guddiga xaqiiqo raadinta?

    January 28, 2021
    0

    France’s Yannick Bestaven wins Vendee Globe solo sailing race worldwide –

    January 28, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Dowlada Maraykanka oo ka Digtey Argagaxiso Gudaha ah –

    January 28, 2021

    Dowladda oo wafdi Wasiiro iyo Saraakiil ciidan u dirtay Doolow (SAWIRRO)

    January 28, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)