[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Xasan Sheekh “Digreetada maanta ee Madaxweynaha, waxay la macno tahay Dastuurka oo la laalay”

    Admin by Admin
    December 24, 2020
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    29
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo goordhow shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa ayaa ku tilmaamay digreetadii Madaxweyne Farmaajo ee wax ka bedelka asnixinta Dastuurka uu dib ugu dhigay aysan wax qaanuun iyo dastuur cuskaneyn.

    Xasan Sheekh ayaa sheegay in tallaabada uu qaaday Madaxweynaha ay la mid tahay iyadoo Dastuurka la laalay.

    Waxaa uu sheegay in shirka wadajirka ee Labada Aqal ee Baarlamaanka ay aheyd inuu ka soo baxo qaraarka dib loogu dhigayo wax ka bedelka dastuurka.

    “Digreetada Madaxweynaha maanta soo saaray wax qaanuun iyo dastuur, iyo awood Madaxweyne ay cuskan tahay ma jirto, Madaxweynuhu wuxuu mar kale dhinac maray Dastuurka”ayuu yiri Xasan Sheekh.

    Xasan Sheekh oo sii hadlayay ayaa yiri “Madaxweynaha xafiiskiisa shaqooyinka ka bilaaban karo waa xadidan yahay, shaqada ugu weyn xafiiska ka bilaabata waa magacaabida Ra’iisul Wasaaraha, shaqo kale rasmi ah waa marka xaalado gooni ah jiraan, madaxweynaha xaq uma lahan sharci uma lahan inuu meeshaas ka bilaabo howsha dastuurka wax looga qabanayo dastuurka ayaa qoraya, waana sida tilmaaman in labada aqal oo baarlamaanka oo kulma oo qaraar ka soo baxo, qaraarkaas intuu aqbalo Madaxweynaha ayuu digreeto ka soo saaro”

    Madaxweynihii hore Xasan Sheekh ayaa sheegay in tallaabada uu maanta sameeyay Madaxweyne Farmaajo ay Keli-talisnimadii dhismaheeda, isla markaana aan dalkaan loo celin karin in digreeto Madaxweyne lagu xukumo.

    “Dalkaan ma waxaa loo celinayaa in digreeto Madaxweyne in lagu xukumo, tallaabada uu maanta sameeyay Madaxweynaha waxay la macno tahay Dastuurka oo la laalay, Maxamed C/llaahi Farmaajo Digteetarnimada dhismaheeda ayuu dabaq kale ku sii daray”ayuu yiri Xasan Sheekh.

    Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta saxiixay xeer Madaxweyne oo dib loogu dhigay ansixinta Dastuurka wax ka bedelkiisa, iyadoo loo gudbiyay Baarlamaanka 11aad, maadaama Baarlamaanka 10aad muddo xil heyntiisa ay sii dhammaaneyso.

    Si kastaba ha ahaatee tallaabadan ayaa waxay mar kale dalka sii gelienysa xiisadaha siyaasadeed ee muddooyinkan u dhaxeeyay Madaxweyne Farmaajo iyo Musharaxiinta mucaaradka.



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya oo la kulmay Taliyaha AFRICOM

    January 18, 2021
    0

    Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha ka guddoomay Safiiro (SAWIRRO)

    January 18, 2021
    0

    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo xilka ka qaaday General ciidan

    January 18, 2021
    0

    Nin oday ahaa oo lagu dilay Gobolka Hiiraan iyo raggii dilay oo baxsaday

    January 18, 2021
    0

    Madaxweyne Qoorqoor oo galabta gaaray Gaalkacyo (SAWIRRO)

    January 18, 2021
    1

    G/sare Maxamed Dheere oo u geeriyooday dhaawacii Shabaab u gaysteen

    January 18, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Taliyeyaasha Sirdoonka Somalia, Itoobiya & Eritreya oo shir xasaasi ah ku leh Addis ababa

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya oo la kulmay Taliyaha AFRICOM

    January 18, 2021

    Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha ka guddoomay Safiiro (SAWIRRO)

    January 18, 2021

    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo xilka ka qaaday General ciidan

    January 18, 2021

    Nin oday ahaa oo lagu dilay Gobolka Hiiraan iyo raggii dilay oo baxsaday

    January 18, 2021

    Recent News

    Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya oo la kulmay Taliyaha AFRICOM

    January 18, 2021
    0

    Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha ka guddoomay Safiiro (SAWIRRO)

    January 18, 2021
    0

    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo xilka ka qaaday General ciidan

    January 18, 2021
    0

    Nin oday ahaa oo lagu dilay Gobolka Hiiraan iyo raggii dilay oo baxsaday

    January 18, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya oo la kulmay Taliyaha AFRICOM

    January 18, 2021

    Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha ka guddoomay Safiiro (SAWIRRO)

    January 18, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)