[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Xiisadda beelaha ee Gobolka Hiiraan oo saameysay gaadiidka xamuulka

    Admin by Admin
    January 18, 2021
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    2
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in gaadiid fara-badan oo kuwa xamuulka ah, ay maanta ku xaniban yihiin inta u dhaxeyso Degmooyinka Beledweyne iyo Matabaan.

    Tani ayaa ka dambeysay markii saakay nin darawal ahaa lagu dilay deegaanka Riigga Ceel-habreed, xilli uu ka yimid Magaalada Berbera, kuna sii jeeday Beledweyne.

    Ninka darawalka ayaa lagu magacaabi jiray Maxamed Khadar Xakiin, sida uu sheegay Afhayeenka Maamulka Gobolka Hiiraan, Cabdi Muumin Cilmi.

    “Maxamed Khadar Xakiin, Allaha u naxariisto saakay ayaa la ii sheegay in la dilay, waxa uu ahaa wiil dhalinyaro ah, qabiil aanan aqoon, ahaana darawal.” Ayuu yiri Afhayeenka Gobolka Hiiraan.

    Dilka ninka darawalka ayaa waxaa lala xiririnayaa aanooyinka xaga beelaha, oo muddooyinkii ugu dambeysay ku soo badanayay gobolkaasi.

    “Maamulka Gobolka Hiiraan aad ayuu uga xunyahay falalka noocaasi ah, wuxuuna ku baaqayaa in laga waantoobo arimaha noocaas ah, loona diyaargaroobo wadahadal iyo dib u heshiisiin dhab ah.” Ayuu yiri Afhayeenka.

    Toddobaadkii hore ayay ahayd markii dhalinyaro ka soo jeedda Guriceel oo ku sii jeeday Magaalada Muqdisho, lagala degay gaadiidkii ay ku safrayeen, xilli ay marayeen duleedka Beledweyne, inkastoo wadahadalo ka dib lagu guuleystay in dib xorriyadooda loo siiyo.

    Tanina waxay daba socotaa xiisadda beelaha ee muddooyinkii ugu dambeysay ku soo korortay inta u dhaxeyso Beledweyne iyo Matabaan.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Wararkii ugu dambeeyay xaaladda COVID-19 ee dalka

    March 7, 2021
    2

    Mahad Karataay oo ka hadlay weerarkii ay ku galeen jeelka Boosaaso

    March 7, 2021
    1

    Dowladda oo gurmad gaarsiinaysa dadka ay abaaruhu ku saameeyeen Gedo

    March 7, 2021
    0

    Sacuudiga oo dhexda ka qabtay 8 diyaarad oo lagu soo weeraray

    March 7, 2021
    1

    Madaxda Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada oo ku kulmaya Muqdisho

    March 7, 2021
    0

    Rooble oo aqbalay soo jeedintii maanta ee Midowga Musharaxiinta

    March 7, 2021
    1

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Kenya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021

    Barnaamijka Galab Wanagsan (08-03-2021 – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021

    Midowga Musharaxiinta oo qoraal u diray wasiiro dibadeedyo iyo madaxda ururo caalami ah – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021

    Wasiirka Fowsiya “Dhakhaatiirta shaki weyn ugama jiro in cudurkan uu yahay mid cusub” – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021

    Recent News

    Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Kenya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021
    0

    Barnaamijka Galab Wanagsan (08-03-2021 – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021
    0

    Midowga Musharaxiinta oo qoraal u diray wasiiro dibadeedyo iyo madaxda ururo caalami ah – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021
    0

    Wasiirka Fowsiya “Dhakhaatiirta shaki weyn ugama jiro in cudurkan uu yahay mid cusub” – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021
    2
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Kenya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021

    Barnaamijka Galab Wanagsan (08-03-2021 – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)