[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home Siyaasada

    XOG: Heshiiska laga gaaray Khilaaf ka taagnaa dhismaha Wasiirada cusub & Qorshaha Rooble

    Admin by Admin
    October 14, 2020
    in Siyaasada, Wararka Maanta
    0 0
    0
    0
    SHARES
    5
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter


    Waxaa aad usoo dhowaaneysa ku dhawaaqista Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya kadib ee laga filayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, oo qaadatay waqti ka badan intii la filayey.

    Magacaabistan ayaa waxaa dhowr mar dib u dhigay awood qeybsiga madaxda ugu sarreysa dowladda oo mid walba uu wato xubno gaar ah.

    Doodda magacaabista wasiirada cusub ayaa u dhaxeysa Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudeey.

    Madaxweynaha, Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa shirar is daba joog ah xalay ku yeeshay Madaxtooyada Villa Somalia, waxaana looga hadlayay magacaabida Golaha Wasiiradda oo lagu wado in saacadaha soo socda lagu dhawaaqo.

    Warar aan helnay ayaa sheegaya in markii dambe la isku raacay in soo xulista Golaha Wasiirada loo qeybiyo afar qof, kuwaas oo kala ah.

    1) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo soo xuli doono wasiirada ka imaanaya beeshiisa.

    2) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo soo xuli doono wasiirada ka imanaya beesha uu matalo.

    3) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, oo soo xuli doono wasiirada ka soo galaya beeshiisa iyo

    4) – Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudeey oo kaashanaya taliyaha NISA oo iyagana soo xuli doono wasiirada ka soo gala beesha ay ka soo jeedaan ama shanaad.

    Dhamaan dadkan ayaa laga rabaa in ay soo xulaan wasiirada, wasiiro ku xigeenka iyo wasiiru-dowliyaasha waxaana la sheegay in howshaan lagu qaban doono 48 saac ugu dambeyn. Wararka qaar ayaa sheegaya in caawa ay suurtagal tahay in lagu dhawaaqo wasiirada cusub.

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa la sheegay inuu wajahayo cadaadis badan iyo madaxbanaani la’aan oo uga imaaneysa masuuliyiin ka tirsan hay’adaha dowladda Soomaaliya oo qaarkood miisaan culus ku dhax-leh siyaasadda Soomaaliya.



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    No Content Available

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    DEG DEG:- Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 6, 2021

    WARKA HABEEN 8:00PM (05-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021

    Booliska Soomaaliya oo ka hadlay qaraxii caawa lagu weeray maqaayad ku taala Xamar Jabjab – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021

    Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (05-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021

    Recent News

    DEG DEG:- Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 6, 2021
    1

    WARKA HABEEN 8:00PM (05-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021
    1

    Booliska Soomaaliya oo ka hadlay qaraxii caawa lagu weeray maqaayad ku taala Xamar Jabjab – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021
    0

    Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (05-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021
    1
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    DEG DEG:- Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 6, 2021

    WARKA HABEEN 8:00PM (05-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)