[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Xoogaga Tigreyga oo caawa gantaalo ku weeraray Magaalada Asmara

    Admin by Admin
    November 28, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    80
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Xoogaga Tigreyga Itoobiya ayaa caweyskii caawa gantaalo ku garaacay Magaalada Asmara ee Xarunta Wadanka Eritrea.

    Illaa afar jug oo waaweyn ayaa laga maqlay Magaalada Asmara iyo daafaheedaba, sida ay Warbaahinta u sheegeen dadka halkaasi ku nool.

    Weerarkan ayaa dadka deegaanka ku khasbay in uu yaraado dhaqdhaqaaqii magaalada, kuna xaroodaan guryahooda. Reer Asmara ayaa barraha bulshada saaxiibadood kula wadaagaya qoraalo ay markaasi ku sheegayan in caawa aanay xaaladdu wanaagsanayn.

    Gantaalaha ayaa intooda badan waxay ku kala dhaceen xaafadaha Massawa iyo Mendefera, mana jirto khasaaro la’ogyahay, oo illaa iyo hadda la soo wariyay inay gantaalahaasi gaysteen.

    14-kii bishan ayay ahayd markii Xoogaga TPLF ay sidaan oo kale u garaaceen Magaalada Asmara, iyagoona si gaar ahi u bartilmaameedsaday Garoonka Diyaaradaha.

    Tigreyga ayaa sidoo kale Jimcihii garaacay deegaano hoos-tagga Magaalada Asmara, sida deegaanada Dekemehari, Gemehalo iyo Nefasit

    Weerarka gantaalaha loo adeegsaday ee caawa lagu ekeeyay Magaalada Asmara ayaa ku soo aadaya saacado yar uun ka dib, markii uu Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed sheegay in Ciidamada Federaalka ay la wareegeen gacan ku haynta Xarunta Xisbiga TPLF ee Mekelle.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com







    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Amiirka Dubai oo loo haysto afduubka gabdho uu dhalay

    February 26, 2021
    0

    Rooble oo boggaadiyay heshiiskii Midowga Musharaxiinta (SAWIRRO)

    February 26, 2021
    0

    Turkiga oo saddex Masaajid ka dhisay Guriceel & Dhuusamareeb (SAWIRRO)

    February 26, 2021
    0

    Xoogaga PSF oo gaaray deegaano ka tirsan Buuraha Cal Miskaat (SAWIRRO)

    February 26, 2021
    0

    Turkiga oo saddex Masaajid ka dhisay Guriceel & Dhuusamareeb (SAWIRRO)

    February 25, 2021
    0

    Rooble oo boggaadiyay heshiiskii Midowga Musharaxiinta (SAWIRRO)

    February 25, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Barnaamijka Ogaal (27-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 27, 2021

    Taliyaha booliska oo bedelay qaar ka mid ah taliyeyaasha booliska Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 27, 2021

    Eritrea oo si adag uga jawaabtay dembiyo dagaal oo lagu eedeeyey – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 27, 2021

    Barnaamijka Falanqeynta Wararka (27-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 27, 2021

    Recent News

    Barnaamijka Ogaal (27-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 27, 2021
    0

    Taliyaha booliska oo bedelay qaar ka mid ah taliyeyaasha booliska Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 27, 2021
    2

    Eritrea oo si adag uga jawaabtay dembiyo dagaal oo lagu eedeeyey – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 27, 2021
    0

    Barnaamijka Falanqeynta Wararka (27-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 27, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Barnaamijka Ogaal (27-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 27, 2021

    Taliyaha booliska oo bedelay qaar ka mid ah taliyeyaasha booliska Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 27, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)