[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Xoogaga Tigreyga oo caawa garaacay Caasimadda Eritrea ee Asmara

    Admin by Admin
    November 14, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    112
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Xoogaga Tigreyga Itoobiya ayaa caawa gantaalo ku garaacay Magaalada Asmara ee Xarunta Wadanka Eritrea.

    Shacabka ku dhaqan Magaalada Asmara ayaa sheegay inay caawa maqleen wax ay ku sheegeen qaraxyo waaweyn, oo baqdin ku dhaliyay dadka deegaanka.

    Shacabka ayaa qaarkood iyagoo guryahooda ku sugan waxay sheegeen inaanay fasiraad dhab ah ka bixin karin waxa caawa ka socda Asmara. Gabar degan Caasimadda Asmara ayaa barteeda xiriirka dadweynaha waxay ku soo qortay inay maqashay illaa saddex jug oo aad u waaweyn.

    Inkastoo Dowladda Eritrea aanay ka hadlin waxa caawa ka dhacay Asmara ayaa waxay hadana warar aan la xaqiijin ay sheegayaan in la bartilmaameedsaday Xarunta Wasaaradda Warfaafinta iyo Garoonka Asmara.

    Maanta ayay ahayd markii Tigreyga ay ku hanjabeen inay beegsadan doonaan Eritrea, haddii aanay markaasi joojin ku garab istaagga dagaalka ee Xukuumadda Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed.

    Getachew Reda, Afhayeenka Maamulka Tigreyga ayaa ku goodiyay inay bartilmaameedsan doonaan dalka ay deriska yihiin ay Eritrea, haddii aanu markaasi faraha kala bixin xiisadda ka oogan Waqooyiga Itoobiya.

    Afhayeenka ayaa carabka ku adkeeyay inay beegsan doonaan goob kasta, oo ay ka soo duulaan diyaaradaha dagaalka Itoobiya, ee duqeymaha ka wada dhulka Tigreyga, isagoona soo hadalqaaday duqeymihii ay Jimcihii ka gaysteen garoomada ku yaala gobolka ay deriska yihiin ee Amxaarada.

    “Ciidamada Tigreygu waxay gantaalo ku garaaceen garoomada diyaaradaha ee Bahirdar iyo Gonder, waxayna khasaaro aad u weyn u gaysteen Garoonka Bahidar, gaar ahaan dhabaha ay diyaaradaha ka duulaan ama ka soo daggaan. Duqeyntaasi waxaa jawaab looga dhigayay duqeymaha ay diyaaradaha dagaalka ee Xukuumadda Abiy, ee ka soo duula garoomadaasi ay u gaystaan shacabka Tigreyga. Duqeymaha noocaanoo kala ahna way sii socon doonaan, illaa ay diyaaradaha dagaalka ee Dowladda Federaalka ka joojinayaan duqeymaha is daba-joogga ah, ee ay ka wadaan deegaanka Tigreyga.” Ayuu yiri Afhayeenka oo la hadlay Telefishinka Tigreyga.

    Xukuumadda Asmara ayaa marar badan beenisay inay ku lug leedahay dagaalka, ha yeeshee weerarka caawa ka dhacay Caasimadda Asmara ayaan meesha ka saari doonin inay si toos ah ugu lug yeelato dagaalka.

    Nagaal soo xiriir dhacdo@gmail.com



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Khayre: Bannaanbixii Sabtida waala carqaladeeyay, dib ayaana loo dhigay

    March 5, 2021
    1

    Madaxweynaha Puntland oo gaaray Magaalada Boosaaso (SAWIRRO)

    March 5, 2021
    0

    Shabaab oo sheegtay weerarkii jeelka Boosaaso, sheegayna sababta ay u weerareen

    March 5, 2021
    1

    Faah faahin: Weerarkii xalay lagu galay jeel weyn ee Boosaaso

    March 5, 2021
    1

    Kulankii Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo natiijo la’aan ku soo dhammaaday

    March 5, 2021
    0

    Weerar qaraxyo ku bilowday oo caawa lagu qaaday jeelka Boosaaso

    March 5, 2021
    1

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    WARKA SUBAX 8:00 AM (06-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 6, 2021

    AFRICOM oo warbixin ka soo saartay khasaaraha rayidka ka soo gaaray weeraradeeda Soomaaliya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 6, 2021

    DEG DEG:- Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 6, 2021

    WARKA HABEEN 8:00PM (05-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021

    Recent News

    WARKA SUBAX 8:00 AM (06-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 6, 2021
    0

    AFRICOM oo warbixin ka soo saartay khasaaraha rayidka ka soo gaaray weeraradeeda Soomaaliya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 6, 2021
    0

    DEG DEG:- Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 6, 2021
    1

    WARKA HABEEN 8:00PM (05-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021
    1
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    WARKA SUBAX 8:00 AM (06-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 6, 2021

    AFRICOM oo warbixin ka soo saartay khasaaraha rayidka ka soo gaaray weeraradeeda Soomaaliya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 6, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)